HEESTA SOMALILAND QARAN GUUSHA LEH MAXAMED SICIID BK

preview_player
Показать описание
Watch Subscribe share Like and Comment
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mohamed BK wadani tolwaayay qadadwayntu calankaas ayay ku nacday oo wuxu waxbadan kuwaayay jacaylka dhulkiisa long live mohamed bk I support you forever

haydar
Автор

Viva Republic of Somaliland
Guul iyo gobanimo
Mohamed BK long life

qacqacosman
Автор

Waa fikirkayga lkn kaligay maxan qaban Kara wlhi waan qiiroda marna heesa nimo iyo somalilnd Inan ahay Ayaan rabi ugu mahad celiyaa m. Allah

hanuush
Автор

Viva Somaliland mansha Allah well done Mohamed B.K.👍👍👍👍💚❤💚❤💚❤💚👏👏👏

hisjama
Автор

Qarankaaga dhexdiisaa qiimo lagu yeeshaa haybada ka muuqata bal daya BK ❤️❤️

malikabertan
Автор

Heestaan wan jclhy Soomaalilaan ma ihi Amaa la I xiraaa 😂. From Soomaali 🇸🇴 live Germny 🇩🇪. Xushmad soomaalilan

nacimacadey
Автор

hanti qaranku leeyey Bk Alxamdulilah Alle bay mahadi u sugnaatey naga kaa dhashey Allow ku xifdi adiyo qoyskaba iyo wadankaba Ammen 😍👏🥰

samra
Автор

Maash Allah Somaliland Somaliland guuule guuule 💪💪💪💪💪💪👏👏👏👏👏👏👏💚💚💚💚❤❤❤💚💚💚❤❤❤

deeqasaeed
Автор

Mohamed ziciid bk
Fanaanka jumuuriyada barakysn


Gacal nabada jeceloo gar daraaa aan aqoon

asmaladancumar
Автор

Bk alle ha ku sharfo Nin Qaran ayad tahay runtii waa in lagu daydaa isaga markaa ayaynu guul gaadhi karnaa waayo Gamco wada jir ayay wax ku gooyaan

axmedsakariye
Автор

Mansha Allah Mohamed bk alle hanookadayo ❤️😍🙏

abdiahmed
Автор

Mshllh maxamed siciid bk geesigii reer burco guul idin rajeynayaH adiyo qaranka ..Somaliland guul

muhiyadintyga
Автор

Guul abti abidkaaa nooolow maxamed bk cadowgaa unolow 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘

kafiyaabdirahman
Автор

Inta daawaneysa 2020 hpenki 18 maY 👇❤🥰 viva somaliland2🥰🤩

hamsemohamed
Автор

Salaamu calaykum iyo Ramadaan Kariim dhamaantiin....taasi waa taa ta labaad BK waa fanaan Somaliland ah hadoo qarankiisa u heeso waxa uu godanayaa waajibkii dadkiisa iyo dalkiisa dadka ka badbadinaya ha joojiyaan sheekooyinka raqiiska ah baa yidhi abaalkiisa sideen u godnaa BK ....waa suaalaha qaldan ee in la is waydiiyaa qalad tahay...? QARANKAN BK cod ayooo ugu deeqay ee ragabaa ugu deeqay QARANKAN DHIIG IYO LAFO IYO XINJIR ....markaa inta aanad is waydiin abaalka BK waxaad is waydiisaa kuwaa dhiiga shobays sidii loo abaal marin lahaaa iyaga iyo kuwa naafada ah dhan waxa ka wayn SIDEE QARANKA LOOGU ABAAL GODI LAHAA ....REER Somaliland waxa weeyi omad aan is waydiin waxa uu qarankoodo u qabtay ee mar walba is waydiisa maxay qaranka ay u qabteen....DHAMAAN WAXAANO NAHAY OMAD QARANKAN U DIYAAR AH ABAALKANA ILAAAHAY AYAANO KA inta ku dawakhsan abaal celinta hadaad abaal celinaysaan QARANKIINA WAX TARA iyo nabad galy.

mohamedmohamud
Автор

Wale waan kugu faana tolow reer somalilnd wadan walba fanaan ayuu Ku faana talow inaga bk abaalkiisa MA gudayna mise cadawgii sa neceb ee dhahaa Somali ayuu Kala gooya Ayaan raacna wlhi iyago cayayaa ayay hadana dhahaan bk wuu midayn laha Somali hadu aminsanyahay Somali wayn lkn isago somalilnd aminsani uu Inaga inaga dhashay Ayaan hadana axl MA dhahno lkn abaalkiisa waa lagudi magaciisana kor waan uqaadi doona waa inaan isaga iyo madaxwaynayaasha somalilnd isu si loo zoo dhawyn oo bk sida dheman ama sida trum loso dhaweeyo usharafna oon roog Cas ufidina tolaay insha Allah khayr ayaa noqin💪💪💪💪💪💪💋💋💋🥀💕💕👍🙏❤️🌹🤚👈

hanuush
Автор

Allow BK iyo JAMUHURIYAADIISA barakaysan barakeee

misspamba
Автор

bk nin calan kisa iyo wadan kisa jecel guul somaliland 🔥😍🙏

sagalfowzi
Автор

Qarran guusha leh baan ahay
Somaliland my blood

abdifatahumal
Автор

Altawxiid..Ell adaim
2019 long live Somaliland and going forward the best nation, may God grant them their wish

osmansaid