Wararkii ugu Danbeeyey Guulaha Soomaaliya Kagaadhay Caalamka & Arimaha Cusub

preview_player
Показать описание
Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribers | Share | Comments | Like
Please follow us :
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mudane madaxwayne maxamed cabdilahi farmajo mar kale so noqo Amin ya rabi

xasanaxmed
Автор

Maasha allaah tabaaraka laah guul soomaaliya guul soomaaliya guul soomaaliya

cibaadoaweys
Автор

shabakada wararka horufadhi media ee afka somaliga kubaxdo wa wargeyska keli system positive ah kushaqeyso waxan urajeynaya illahy idinki sanadaha inaga so adan in illahy uu kadhigo mid horumar wangsan gaarto i.a

Wa hoyga geesiyada runta an ka gamban ugu horeyo ninka ugu codkarsan ina xaashi
Io dhaman inta samaha usaxipka ah e kuxiran horufadhi media waxan leyahy horumar wangsan ❤️✅

kingabdalla
Автор

Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.

FADSO
Автор

Horufadhi made runti shacabka somaliyed way kugu fanaan alaha ku xafido adun iyo akhiroba amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin amin am

maxamadxiseen
Автор

Mar walba iyo markasta shacabkeyga somaaliya iyo madaxweyneheenna farmaajo guuleysta ayaan leehay

anwarabdellahsuleiman
Автор

Sudan markey xirtey Cumar Albashiir Yahuudana xiriir la gashey ayey wado gudcur ah cagta saartey.
Allaha badbaadiyo

batulasmail
Автор

Turkiga
Guul iyo gacanta sare inshaa Allaahu

batulasmail
Автор

Raisalwasare ku xigeen MAHDI GUULED iyo waftiga uu hogaminayo hanbalyo runti shacabka somaliyed way kugu fanaan alaha ku xafido adun iyo akhiroba amin amin amin amin amin amin amin amin amin

maxamadxiseen
Автор

Faransiiska wuxuu caayey nabi Mohammed صلى الله عليه وسلم
Marka Somalia meelna ugama banaana faransiiska, WA cadowgeena ee yaan la ilaawin hanaloo jaro noockasta oo xiriir ah, Alaabtiisana yaa la gadan.

engcuud
Автор

H.E. Maxamed Cabdullahi Farmajo Allaha nodaayo

abdulahmed
Автор

Reer xukuma dhulka barakesa waxay gaacanta ugu jiran Reer galabedka oo malaha waxa rabitaan ah oo xagooda kasocoda waxeena u badan tahay inlaaga hayo siro badan Iyaaga iyo Abahod marka waxan Reer galabedku Rali ka ahiin masaamenkara

ubaxismail
Автор

asc wll alle ha ku dhawro cimrigana ha kuu siyaadiyo umadana hooyo iyo aabe ha kaaga dhigo aabana qabriga alle ha u waasiciyo

abdirasaqmuhumed
Автор

Go aheed Wadani Wadani Dhalay I wish we will have more like you Hashi. Suleman Viv for every thank you 🙏

fatimaomar
Автор

Nacad ha ku dhacadee faransii ha noogeeni Soomaaliyeee

hawosalah
Автор

Xalada dorashada iyo xalada kalaguurka kala haboon

cabaasabtidon
Автор

ILAHAYOW Somali mideeh cadowgana nagaqabo aamin YAARABI, ILAHAYOW M M Farmajo nusoceli asagow nabada iyo dalkow nabada aamin YAARABI. YAARABI shacabkii inaydooraan waa ludiiday ee RABOW quwadaada nugusoceli asagu nabadqaba iyo dalkow nabada aamin YAARABI. We love M M Farmajo for his Leadership may ALAAH protect and bless our president aamin YAARABI

aishanuur
Автор

Fransiiska wuxuu taageerayay Kenya ma kulatahay iney taageerayaan goaanka ICJ waayo waxey heshiis kulajireen baarista gaaska dhinaca bada Kenya ayuu kutaageerayey

ibrahimali
Автор

guul uma arko anu badda inta ay qaybkamida maqan tahay lkn waxan u arka shirqool

willsammuktar
Автор

Arinta faransiska hadii uu asigana soo dhawaado waa codkii sadaxaad ee aan heesano si aan u jabino ingiriiska

ahmedmohamedabdi