Madaxweyne Biixi ayaa hadda u Ambabaxay Magaladda Tukaraq ee jiidaa Horre Somaliland

preview_player
Показать описание
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Borame ilaa tukaraq buu dhulka marey xasan shiiqa xamarna jowhar oo magaaldiisa ah oo 90km u jirto xamar matagi Karo mashalah somaliland

omaradam
Автор

geesi waa geesi kor ahow madaxweyne❤🌷🔥

abdofatahyaasiin
Автор

Waa booqashadii ugu dambesey noloshiisa😂

Shamso
Автор

waxa lagu mashquuliyey. Naceyb iyo Qabiil aan meelna gaadheyn

Yarkonina
Автор

MAANTA WAAKA BAABIIYAY DAL IYO DAD IYO DUUNYABA

drmask
Автор

Heestaas nin darood darood kale uqaday.
Idoor muuse handarab adeer isxoorey .
Leave darood alone🙄

superfun
Автор

Waanu tashanay hadaan nahay soomaaliaan xitaa warsangaligayaga leh yube

NewPost-pf
Автор

Muuse Biixi dhulbahante shir ayuu la galay waxuu Yedhi dagaal baa idinla gali ee qoryaha Qaata 😂
Si oo somaliland oo burburiyo qorshyaal badan baa jira safarkiissz 2022

khadarfaarax
Автор

Somalialan wa gobol somali 🇸🇴 katirsan😅

HogaamiyeCarfaaye
Автор

.muuse hargeysuu kayahay wuxuu yahay lkn faranta muu tegin mana tegi karo

samsamaxmed
Автор

Inader waligay iyo alahay mesha magaca fosha xunleh man arag lakin wan iska idhah idhah, cidna cadow lama ihi 😂

Yacoub
Автор

Robinson Betty Robinson Jessica Hall Sharon

JosephWilliams-vx