SAALAX SANAAG |GARNAQSI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2025

preview_player
Показать описание
Lyrics : Galaal Haashi Garuun
Melody : Duad Xanfar
Music By :: mustafe karma
Director by Abdirahman Fili
Video graphic :: Alayahidki
Producer By :: Idiris Dabcasar
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

This is on fire broh saalah keep moving on!

JOSEPH_BOY
Автор

Hadiiba Aan Gabooye nahay waxaan ka dhalanay dadkii ugu fiicnaa aduunka oo somaali wax kasta ood nagu samaysaan anaga walalahayo ayaad tihiin any way cafis naga tihiin🇩🇯🇸🇴

Hamzebaari
Автор

Waa haben arbaco ah oo ay khamis so galeyso tarikhdu waa 11/12/2024
8:59pm
Waxan rajeyni in an qoralkan arki dono wakhti kle InshaAllah
Salax Sagan waa fanan an tagero weyn u ahy
Salan sare somaliyey ❤

Mudu
Автор

DUNIDA MA SOO MARIN QOF KA WANAGZANA NABI MAXAMED N.N.K HA AHATEE😍💯

HassenAbdisalan
Автор

Heesaha waxaa ka macaaan quraanka alla yaaa igu raacsana ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢

zakiabdirahman
Автор

Heesta ujeedkeeda iyo miriheeda kalia qof ildheer garad ah unbaa fahmi karo❤

AhmedSuge-so
Автор

Gabooye 《madhibaan 》qabilkan somali ayu ugar dhigtay wuxuna yiri :•
Nagama gabdho fiicnidin
Gobonimo nama dheridin
Gaar bad isku uruursaten
Xumana kama gansataan
Goonibaad noo soocden

Erayadan waxa fahmi kara qof indheer garad ah
Gabaayow naga daali ahaada 😢❤

Muhidiinabdidhugad
Автор

Gabooye( Madhibaan) Waa reerka ugu dhaqanka Fiican, ugu gobsan, Uguna Xirfada badan dhamaan qabiilada soomalida oo wllahi ah
Hadana Intaasoo Qarni ayaa Afxumo iyo Gunimo ay qabiilada kale ee soomalidu kula kacayeen Hadana waanala Necebyahey iyo Waanala Caayaa kama maqleysid
Reerkaasi Waa Gob guni Heshay❤
Qabiilo badan Oo laandheere sheegta ayey ka badanyihiin kana waxtar badanyihiin

Gobeey liicoo ha jabin.❤🐐

Madhibaan Waa madaxda Soomali.❤😊

AyaanleAhmed-xk
Автор

Caqliga, Caafimaadk, Garaadka, Garashada iyo Maanka Saliimka ah Alle hakuu Barakeeyo Walaalo Saalax Sanaag Waaad mahadsantay wllo.❤ we love you specially gabooye.🙏 @Saalah Sanaag

hoodomaxamed
Автор

Nagma Gabdhoo Fiicnidin
Gobanimo nama dheeridin
Gaarbad isuu uruursataano
Xumaan kama gaabsataano
🔥❤️🙏🏻 hees way dhaaftay tani saalahow❤
Diractor & abwaan and videographer Abdirahman filli iyo Shafici hambalyo inamadayadii🫡🫡

Mirnahersii
Автор

Fanaanka fanaaniita wax runa unbuu ka hadlaa saalax abdirisaq waa caaqilka fanaaniinta inaankaa yari❤

randaismail
Автор

Heestan Waa Hees Aad Umidho Qurxoon Xaqiiqna ka Hadlaysaa Aad looga shaqeyeey Waad Ku mahadsan tihiin Sidaad Bulshada Arrimaha ka Tagaan Xaqiida Ugu Soo samaysan heesta Saalax Dhamaan Heesta wixii ka qayb qaatay Xagana Ka salaama👏🏻🔥

LilShaafi
Автор

صالح انت فخر الصومال نفتخر فيك ربي يحفظك ويقويك ويرضيك ويرضاء عنك 🇩🇯

Jawaby
Автор

Waaqican maanta la taagaan yahay yarkan saalax sanaag la dhaho waaa fanaanka igu il dheer garad san heesihiisu makala dhacaan really waa top🙌🔥

Abdirizek
Автор

Somali oodhan waa walaalo, aad bay u yartahay in lahelo dad isku diin eh, isku luuqad eh, isku dhaqan eh oo hadana hal wadan leh.

Sidaas darted somali siyaasad iyo shisheeye umbaa kala dilaayo ma ahanee dad ka qalbi wngsn malahan.

Qofwalbo oo damiir leh uu dareemi karaa jeceelka iyo wanaaga somalida ka dhexeeya.

One Love Somalia ❤️🇸🇴🌎✌️

ahmedaliabdi
Автор

Waa inaan gabadh gabooye ah guursadaa si aan qayb uga noqdo jabinta dabarka doqonimada😊

Mohamedgafdiid
Автор

Codka 1000
Laxanka 100
So saraha 200
Camera manka 500
Music 500
Big man salax sanag 😢🫡🩸
Legend jikay ayn arkay 🐐

haruunbey
Автор

Qofkii ugu khayrka badnaa dunida waa nabiyullahi Muxamed S.C.W❤

ShuceebmohamedsiciidMohamed
Автор

Saalax Sanaag Fanka Somaliyed waqtigan la joogo waad sharaftay wacyi taagan baa ku salaysaa fankaaga heestan Qoomiyad dhan baa ku matashay wana xaqiiq Dulmiga dadka sharafta leh lagu hayo illahay baa ka abaal marinaya insha allah 💯

hanathknaan
Автор

Waa habiin qamiis soo galayso 11/12/2024 waxaa aqrin doontaa sanado badan kadib anigoo laga yaabo inaana dunida kor keeda saarnayn maalin kaas ducada hayla agmarin maalin kaas😢

husseinhaji
welcome to shbcf.ru