FILO PART 92

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Rabaw awlaada baari nooga yeel 😭😭 maanta qalbiga iga xanuunay qaybta wacyi gelinta Familie xaqiiq waalid badana, xaqa ilmaha dayaceen rabaw xaqa nagu hanuuni dhamantayo

Hodaneey
Автор

Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

Ismacilxasan-fk
Автор

Inta jecel nabi muhamed scw love sara❤

AbdishakurAbdullahi-celn
Автор

Filimkana siduu igu socdo Alh haydin barkeeyo jilaysha iyo gudoomiye abokor mahdi❤

ubaxsaleebaan
Автор

Haduu kugu wayn yahay saliga nabiga ku sali scw scw❤

sahalfaarax
Автор

Wllhi bilaahay like baan kuu sarayaa

Adaa dhaartay ee isaar 😂

MOCABDI-mlvu
Автор

Walaahi wax jiro naanta ayeey ka hadkayaanaa kooxda gurmad ilaahoow caruurta baari nooga dhig 🤲🤲😢😢😢😢

marwomandeq
Автор

Axxxx hoyo sas Haa ugoh abalcelini hoyo mcn alllh ku naxaristo😢😢😢😢😢

BillanMoussa-swgn
Автор

Dadka iga dambeeya love faqiireed ha isaaran😂

barliinhaajiaadan
Автор

Waa iska xaalka qurbaha iyo caruurta qurbaha lugu dhalo waalid hadaan nahay koow ilmaheena aaheey aan ugu cabsano labo sharciyada yurub iyo qalbiga ilmaheena aan ilaalino awlaada rabi hanoo xafido allaahuma aamiin ❤

liyaomars
Автор

40 qof ducadoda wa la aqbalaye iso duceya murada leyahe😢😢

Nash
Автор

Waaanba dhararaaayy thnks Abukar mahdi iyo dhamaan teamka gurmad ❤❤

NafisoNafta-tglo
Автор

Dunidan maso marin qof karun badan xabiibkena muxamad scw scw scw scw

QaaliCali-ib
Автор

Jaceyl, Dagaal, Qiyaano, Maseyr, Waali, Qosol, Qiso, Baaris, Wacyi Galin, Masha Allah ❤ Filo ❤.

osmanshareefahmedyahya
Автор

Waa filin cimri qaadasho leh somaalidan ayey quseyso mar walba dhaca ❤❤

sahramohamudali
Автор

Xasbunallaah yaa rabi illaahoow dalkeena noo nabadee yaa rabi ❤❤

ashheart
Автор

Sumayo xasi walid ayey jilee jilinka wad ka baxsatay waan ogahay in waxaa qalbi kaga jirin walsheda muno sami ee tahay wacyi galin mahad sanid allow owlada baari nooga dhig dhaman teena aamiin yarai🤲❤❤❤

munamaanka
Автор

Afka kama horeeyo lkn uurka illahey ba og Alle hooyo mala xumey kara lkn aduun wax kasta ka filo ruwayaadan dhan walba be tabanosa wax badan aya ka fahmay thanks director Abukar mahdi filo ruwayad. Cajiib ah waye adun wax kasta ka filo

aaminaxussen
Автор

Nimad dhashay kuma dhalin allow aaanan hooyadayo hadal ku celin lana garnaqsan😢

nafisacrisaaq
Автор

ALLAHUMA SALI WASALAM CALAA NEBIYINAA MUXAMED SCW SCW

jamilamahad