ISKALAAJI 2024 | JACAYLKEENI MA DHIMAN | HEES CUSUB

preview_player
Показать описание
Thank you for watching !!!

Watch The Official Music Video For “Jacaylkeenii Ma Dhiman” By Iskalaji

Connect with us!
=============================

===========================

Subscribe and Listen to the Mattan Pro

Thank you for watching !!!

''And thumbs up if you thing I brought
this video to your attention'' Thanks

Singer: Iskalaaji
Lyrics: Suldaan Soomaali
Melody: Iskalaaji
Music Composer: Furinle
Produced by: Mattan Pro

♪ Full Songs Available on ♪

♪ Song Lyrics ♪

Qadarka Eebe Dhiciyo
Qaraal Dhigan Beey Ahayd
Riyada Inagoon Dhabayn
Inaan Kala Dheelmanee
Jacaylkeenii Ma Dhiman

Xusuusta Qalbiga Ku Dhigan
Ayaa Dhamac Igu Ahoo
Maankeeyg Dhalaalioo
Dhaayahan Aragaaga Taba
Ayaan Dheehayn Cidkale

Jacaylkeeni Ma Dhiman By: Iskalaaji
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Riyadaydii ma dhiman incha Allah ciidan ciideda waxan rajynaya in aan hlkaan rapay aan ku ciido
From Libya 🇱🇾
Switzerland 🇨🇭

habayscambe
Автор

Oh my sadness 😔 wllhi waa qalbi taabad iskalaaji suldaan ma i waaleysaa heeshaagu midba midda kale ka daran tolkeygoow hadaan waasho iskalaaji ka masuuuul ah😢😢😢😢😢😢😢

axmedkaafi
Автор

Fanaan buuxa iskalaaji walaahi waa fanaan cajiib ❤

barrehassan
Автор

Qadarka eebe dhiciyo Qoraal dhigan bay ahayd
Riyada inagoo dhabayn inan kala dheemane
Jacaylkeeni ma dhiman
24/jun/2024😢

XamdiiXamdii-tcrm
Автор

tolow malaga yabaa in aan helo mahamadkaygii ilaahow quusta iga saar isagu waa qayb iga mid ah oo marnaba suuro gal iima aha in aan ilaawo😢
23july 2024

SugroOmarmahamed
Автор

Axsan hees 21ka bisha 6aad Ayan daawaday insha Allah waxan uso noqon dona 2030

DeeqHassan-mybu
Автор

Heestan waxan dhagaysany anigo qof an jecelahy an kala tagnay waliba saidah u jeclahy wlhi waxa filah inan dib u midow dono 17.6 2024 waliba haman ciidah ban so qoray qoralkan wlhi wan jecelahy waliba jecel xad dhaf ah calafba nala waday lkn kama quusanayo wayo ma ahan qof laga marmi karo wan rajaynah inan hestan si wada jirah u dhagaysan don aniga iyo asiga markle calaf ha na kulmiyo noloshadiiyow

NajaxTahaliil
Автор

Waa hees ii qiiro qalisay wlhi xili aan isku dhacsanana husband ❤Si kasta aan iskugu dhacno man noqon doono lapa qof oo intaas ku kala tagay boqorkaygiii ❤A.A.A wlhi qof aan kaa jecelahay ma jirteee ilahayoow iskaaya fahansii jacaylku ma dhamaan donoo ilaaa aan rajandeena ka gaadhno❤

UgbaadMohameth
Автор

Arafadan arafaded inshallah jeclehe inan dageysto aniga oo jaceylkeyga hele❤❤

KhatraSalah
Автор

Talow malin uun mad iso noqon donta 🥲💔😭

Ayaanqasimcabdilaahigmailcom
Автор

Ay iskalajiyo se I yeshay xiliga iyo xaladaba wa mr qura I hope ina dhaheysto anu waxan rabay helay 😢insha allah

nihaalchannel
Автор

Best fanan qima iyo qayaba leeh iskilaaji ❤❤

alfanangalasyare
Автор

Qadarka eebe dhiciyo qoral dhigin bey aheyd riyada inagon dhabeyn inaa Kala dheelmane jecelkeni ma dhiman 😢

leilaibrahim
Автор

Hadey ihaaysata qirada heestan waxad modaa Abwanku inu igasameyey. Ilahay waxan waydiisa nayayaa inan midowno jacal kayga. aminta iigudara ❤😢

thequeen
Автор

Qoraal dhigan bay ahyd 😊
1:30 habeenimo addisabb Ethiopia

dhiibsanetvshow
Автор

Ereyadii saaxiibka suldaan cilmi suldaan waa abwaan qaran

calaydh
Автор

Heestaan Waa Daren Ka hadal iskalaaji afkaga Caano lagu qabay ❤❤❤❤❤

mohamedomarahmed
Автор

Naftu diiiday ruuux kale waxn rajayanyaa maalmo quruxbadan incha alllh😢

KokoIpraahim
Автор

Yes boss❤ my boss❤❤❤❤❤ iskiraaji ❤❤❤❤❤

Bashka-nmwg
Автор

Arimahayga oodhan iskalaji ayaa xaliya afkaaga caano geel lagu qabay sxb iskalaji

SuldantamaraSuldan
join shbcf.ru