Huwantu Weeraradii Goojacade Waxay u Weeciyeen Maraaga & Jidka Laascaanood ilaa Oog - Garaad Maxamed

preview_player
Показать описание
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1-Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Dhaayomaal Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Dhaayomaal Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Majteerten xow qaraaca tofa weyn waa naagu guul somalind farom muqdisho

mahamedibra
Автор

Inasha allahu cadowoga somaliland wuu jabayaa ilaahay idikiisa guul guul

zahrabulale
Автор

Guusha ragii la dhashay waa joogan somaliland army’s

horijoogmedia
Автор

Maxay jari karaan waa masaakiin INA biixi u todhayee ma iyagaa kuba dhici lahaa in ay kuba fekeraan in ay somaliland dagaal lagalaan

khadarhussain
Автор

WAR DEG-DEG AH (22.04.2023) = Afar meelood oo Buuhoodle ka mid tahay ayaa lagu tababarayaa Dad lagu qiyaasay 700 oo qof, waxaa la rabaa ku dhawaad 800 oo hore oo Cabdi Madoobe Laaska ku xafidsiiyo Nashiidooyin Af-Carbeed ah in lagu kirdhiyo.
#dhaayomaal

dhaayomaaltv
Автор

Wadoiyinkoo dhana hala xidho oo hawaaya meela ayasoo maraan qaradajeexaya wadooyinka ciida illaaha haloo dhigo oo soo qabaqabta

jamilajamila
Автор

Iswaaq roon iyo daroodka so daa dheh aan cuni

maxamuudmaxamed
Автор

Meeshan Guusha waxaa leh qof kasta taagersan Somalialand ciidnaka qarankana in kasta ka xumayey wa loo diidey in wax weeraraan caqli miyir qabana kaa buu taageryaa why hadi ciidanka lagu sii daayo waxba ka hadhi mayaan dadka wadanka ina leh Dhulbahntey kolkaa inaa huwanta ku gabnyaso dadkeena waa in koba la ina soo weeraraa inta aay dalayaan why illahey ka sakow ciidanaka qaranka ma jabin karaan

abdullahiomarali
Автор

Garaadaw sir la, aanta ayaan kugu nacay maxaad ka sheegaysaa ciidanku hubka uu haysto iyo waxaanu haysan

Idigaaba ku leh qurigaa soo iibsada ma haysano sidaas ayay u fahmayaan

Hubka ha ka hadlin wixii la haysto iyo waxaan la haysan adigoo iga raali ah waa iga talo garaadaw

ilhanhassan
Автор

WAAR NIINYOW FAANKA IYO BEENTU WAA NAAFAQDA DAROOD😂😂😂😂😂

safiaibrahim
Автор

WAR DEG-DEG AH (18.09.2023) - Laacaanood: Waxaa ku soo biiray siyaasiyiintii iyo saraakiishii safarka ku imanaaysay Magaalada Laascaanood Gen. Axmed Saleebaan Dafle oo ka mid ahaa Saraakiishii qaybta ka ahaa iqilaabka 21 October 1969 ee Dawlada Somalia.

Axmed Suleymaan Dafle ahaa Taliyahii Nabadsugidda ee Rajiimkii Dawladii Afwayne isagoo tacadiyo badan ka Gaystay Gobolada Somaliland iyo koonfurta Somalia gaar ahaan Magaalada Muqdisho, kaas oo uu sodog u ahaa kigii taliyihii macangaga ahaa ee Siyaad Bare oo uu qaba inaantiisa Suuban Maxamed Siyaad Bare.

Sidoo kale waxay ooryo walalo uu la yahay General Moorgan iyo Gen. Cabdirashiid Qodhob oo ah Taliyihii Hogaaninaayay Maleeshiyaadka Huwanta 25/08/2023 oo sadexduba ay kala qabaan sadex hablood oo uu dhalay horarkii hoogay ee Maxamed Siyaad Bare.

Sida ay xoga aanu helnay tibaaxayaan waxay dhawaan maalmaha soo socda ay Laascaanood kulmin doontaa oo ka soo degaaya Saraakiisha aan sare ku soo xusay iyo dhamaan hadhaadigii Rajiimkii Siyaad Bare oo uu ka mid yahay Farmaajo oo ka mid ah qoyska Afwayne oo ku soo barbaaray guriga inaantiisa Suuban Maxamed Siyaad Bare oo soo korisatay.
Sidoo kale waxaa qoyskan is xambaarka ah ku weheliya safarka imaantinka Laascaanood Siyaasiyiin kale oo ka tirsan rajiimkii Farmaajo ee laba sano ka hor Somalia ka talin jiray ee Nabar iyo Naxdin oo ay ka mid yihiin Fahad Yaasiin iyi Faarax Macalin IWM.

Isku soo habar wacashada imaantinka kooxdan ayaa ujeedka ay ka leeyihiin ay tahay tiiq-tiiqsi iyo is muujin ay signal dadban ugu dirayaan Shacabkii iyo jabhadihii hubaysnaa ee iska kaashaday riditaankii Dawladii Kacaanka ee Rajiimkii afwayne ee Muqdisho iyo Somaliland oo ay leeyihiin wanagan oo waanu idiinku soo soconaa markale oo waanu idinka aar gudanaynaa.
Sidaad u aragta aragtidaad hoos noogu reeb!

#axmed_saleebaan_dafle #dhaayomaal #dhaayomaaltv

dhaayomaaltv
Автор

Tirada Saanad Milatari ee Ciidanka Somaliland Goojacade Kaga Soo Guureen.

Dhacadadii Goojacade & ka so bixidii cidamada JSL ayaan idinala wadaagi doona si furan oo xaqiiqo ah idinla wadaagi doona saanadii ciidan ee lagaga yimid gobahas xogtan oo ay ila wadageen qaybo kamida huwanta waxanay ila wadageen magcayda plate number ka & sawirda gadiidka & cilado so wajahay sanadii military oo u badnayd mid aan ciidanku isticmaali jirin.

Waa na wax iska caadi ah in ciidan marku meel ka so baxayo ka yimado sanaada hub ee u laha qaybo kamida waxana lo aaneya sababo & farsamoyin aan badi dadka caadiga ah si fuduud ku fahmi karin lakiin wax aan wax caadiya ahayn in sarakiil ciidan lagaga yimaado gobaha laga so baxayo oon lahayn wakhti cad cidamaduna xilikasta ay ka bixi karan lakiin waxa kala duwan sida lo mamulo farsamo ahaan & istarajiyad ahaan qabaysan .

Tusaale ciidamada USA ka so bixitankii Afghanistan ee 2021 ayaa Wassarda difaac dalkaasi sheegen in ay ka yimadeen hub & gadiid dagaal oo qimahoodu dhanyay $7 billion oo lagu qiyasay in ay ka ahayd hubkii mesha yaalay 78% Gen. Kenneth McKenzie ayaa wuxu sheegay in ay isku jireen hub laga dhigay cidamada oo ah kuwo aan si fiican u shaqynayn ama duug ah & kuwo shaqynaya.

25/August/2023 maalin jimce ah ayaa qaybo ka mida ciidamada jsl ka so baxeen fadhisimadoodi sababo jira awgood iyada oo anay jirin awood ama xoog lagaga so saray balse ta badal keeda is gaadhsinta oo an si fiican lo mamulin ayaa keentay in guutoyin degana aaga maraga uu halelay culays kaga yimid kooxaha huwanta iska caabin & dagaal culus oo ay ciidanka jsl kala hor tageen, waxa badi ba ka baxay dhamaan cidamada jsl oo guusheda ay lahyeen sarkishi halka jogtay oo u kamid aha Taliye faysal cabdi botaan walow Ay jiran ciidan gacanta u galay huwanta & dhimashaba lakiin waxa la mareyay in %99.5 sanadii ciidan si bad qab leh Oog lo geyay cidamaduna dibu gurasho xeladeed kaga baxeen fadhisinadii hore.

Hubka oo isku jiray Mid shaqaynayay & Mid aan shaqynaya ayaa sida tan ahaa

1. Pm 21 ( ciladaysan )
2. 4x4 uu saranyay qoriga 107mm jaqaaq ( shaqynaya )
3. 4x4 uu saranyay Dshk plate number CQ.1176 ( shaqynaya )
4. 4x4 madhan plate number CQ.0352 ( ciladaysan )
5. 6x6 military wrecker qoriga saaran 37 plate number CQ995 ( shaqynaya )
6. 6x6 military wrecker waxa ku xidhna qoriga D-30 plate number CQ0465 ( shaqynaya )
7. 6x6 military wrecker madhan plate number CQ 0338 ( ciladaysan )
8. Gawdhida cidamada qaada plate number CQ 0637 ( shaqynaya )
9.high mobile vehicle plate number CQ 01128. ( ciladaysan )
10. Tanks laba xabo ( ciladaysan ) plate number CQ 0718 & CQ 0708
11. Booyad & kaare xambaar ( shaqynaya )
12. Anti armored rifle sniper barrel 50m ( ciladaysan )

Waxay ka noqnayaan celcelisan ahaan saanadii cidamada ee talay taliska 0.5%

#dhaayomaal #dhaayomaaltv #weerarkii_Goojacade

dhaayomaaltv
Автор

Ascww waar hadley wax islam hayyn ha soo bandhigaan 😅😅😅

osmanhassan
Автор

Ciidamubaar maxa inaga qaadibaayan waayo waa xaqa iyo baadila meela ma wada maraan somalilad maaha dadka shaqeeya dulmiga sidaa aya gacanta sare illaahaya markasta usiiya

jamilajamila
Автор

war u shek intanay donanin cidanka oo hekan kaliya oo cidamo kale oo xojiya ha lokeyo

abdisagal
Автор

GARADOW LAAMA SOOCOTDA SHAXA BAA LAA ISKU WAADA DEGYE GAAS DHEGOLE BM LAAGU
KHASARIN MAAYE HOOBYE KUU FIILAN😂😂😂😂

safiaibrahim
Автор

Ha so qaadan werarka iska daa qanimda aan cuni so socda dheh

maxamuudmaxamed
Автор

Tuuuk doooofar anooo mj baaa afka garacaya waliba darasis baan kulahay tuuuk

mohamudbashiir
Автор

Maxaad la shigshgeysaa oo baqaneysaa? Adeer Goojacadde was lasoo afjari Iidoorna hubkaa lagala wareegi. Sida dawcaad u sheekeeyneysaa

burhanahmed
Автор

Nio beenta maad iskadayso xaywaanyahow

abdullahiabdisalan-vdcq