Wararkii ugu Danbeeyey Sababta Xaaska Erdogan ugu oyday Soomaaliya & Xaalada Qabsatay

preview_player
Показать описание
Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribers | Share | Comments | Like
Please follow us :
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Viva Horufahi Media 💘
Viva madaxweyne ❤ Farmaajo 🇸🇴
Viva madaxweyne ❤ Erdogan 🇹🇷

abdiabukar
Автор

thanks horfadhi madia guul turky peoples and somalia prothers

nursingarmedjamacnursingax
Автор

Amina ordugan Xushmad Ayey KU hayay bulshada SOMALIYED 🇸🇴

yasinshuceyb
Автор

Insha allaaaah faransiiska way ku sii socon dharbaaxooyinka sida roobka waayo wuxuu amaaan siiin waayay suubahaneena maxamed scw ma dhadhawa

nimomohamed
Автор

Mudan tii haweenka aamina mahadsanid sida aad noogu soo gurmatay waxase wali ayaan. Daro ah in ragii somaliyed garan layihiin dhibka haysta dhalanka iyo hooyo macaan

ifraaxmaxamud
Автор

THANKS THE AUR PRESIDENT MAHAMED CABDULAHI FORMAJO SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴🥁👏👏💐👍🇸🇴🇸🇴
AND PRESIDENT OF TURKEY 🇹🇷 MR ORDOGAN

farhiyoabdisharif
Автор

SOMALI AFAR ODAY OO SIYAASIYIIN AH GAALADA U SHAQEEEYA AYAA MAANTA XAGAA DHIGAY

jameeomar
Автор

Masha Allah waad ku mahadsantihiin sida hufan aad nooga soo gudbisaan warar Sugan 💯👋

kalashakistudio
Автор

Manshallah allah ilbab maku fura turkey wa albab Allah ufuray somaliya may Allah bless sister Amina..Turkey.

ashaporekh
Автор

Somaliyaba ma ilawi donan turkish iyo mataxweynehega Erdogan iyo shacabka turkishka we love

xassanweli
Автор

Wallaahi hadalka walaashena aamina waa mid mahadho kunoqon doona quluubta somalia ilaah hakula jiro aaminay

maxamaddacar
Автор

Thanks your kindness and your emotional sharing at humanitarian Agencies.

abdialisidow
Автор

Runtii reer Turkey Somali hadaan nahay waan gudi doona mana ilaawi doono

salebanawil
Автор

Faransiiska meesha lagasoo galey wali maysan garan, allah bay dagaal lagaleen oo nabigisa ayey ku xad gudbeen walee meel xun bay ku danbeyndoonaan

salebanawil
Автор

Walaalaheen jabuuti waa in ey iska tuuraan luuqada faransiiska ayagaba wali wey wataan

qalbisaafiya
Автор

Amina Dayib Urtuqaan Allaha Abaal gudi Turkey waa qaran Islaamka caawiya.

dahirsmohamed
Автор

Wllahi waa arin fiican in faransisika rafaad iyo musiibo Illaahey u siyaadiyo, m, sida uu Muslimiinta u galey, Allaah ku caruiriyo aduun iyo aaqiro, macron musiibo aan ka harin Allaah daba dhigo ..aamiin

felisabdu
Автор

Argagixisa ! argagixisa ! argagixisa !

geedigaaakhira
Автор

Somaliland guul iyo goobaniimo caadawgeenu hajaabo somalilandaar guul

yuusufadan
Автор

Horumar baan u rajeynayaa hurufadhi media group

aishahussein