Wararkii ugu Danbeeyey Sababta Ciidamada Kenya ujoogaan & Kiiska Badda Soomaaliya

preview_player
Показать описание
Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribers | Share | Comments | Like
Please follow us :
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waa geesi geesi dhalay mansha Allah MD Madaxweyne moxamed cabdulahi Farmajo Jir joog cadow ha jabo guuleso

halimoosman
Автор

Guul ayaan rajaynayaa ummada somaliyeed go'aanka kasoo bixi doona dacwadii maxakamada aduunka ee badda somaliya ee kenya inagu haysatey insha allaah guul

abdallaosmanabbi
Автор

Gul iyo Gobonimo MADAHWEINE Farmajo 🇸🇴 jir oo jog cadowga hajabo 🇸🇴

sahromohamed
Автор

MASHA ALLAH BAARAKALLAH MADAXDEENA GUULAYSTA SIIBA MADAXWEYNE FARMAAJO XAFIDULLAH IYO TEAMKIISA.

farxiyabashir
Автор

Farmaajo madaxweyne shacabkiisa jecel allah hakusoo celiyo🤲🥰✨

AjAweisOFFICIAL
Автор

Farnajo waa geesi wadani ah, dilaaleyda allah haka qabto umada somaliyeed amin amin amin

ahmedmohamud
Автор

Guul guul guul infarmaajo illahayna ha Noo Soo celiyo markale Iyo marsadexasdabay inshallah waa guuleesaneenaa cadowguna waa dhacayaa xaquna was guuleesanaayaa

fadumohasan
Автор

Insha Allah waxaan Allah karajaynaynaa in uu markale Mw Farmajo Allah si khayr leh noogu soo celiyo 🤲🤲👍

hamdisalah
Автор

Allah baan cuskaneynaa soo duceeya insha Allah

alcamaarifardo
Автор

M A ALAH HORUFADHI MEDIA NETWORK SOMALI NIMO KU WENTAHAY

husseinyoutubeofficial
Автор

MAANSHALLAAH.TABAARAKALAAH GUUL IYO GOBANIMO FARMAAJO

suadshire
Автор

DOWLADA MAHAMED ABDULLAHI FARMAAJO XAGUULISATO SOOMAALIDA XAGUULISATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

maxamedshariffe
Автор

Masha Allah marwalibo guul faramajo insha Allah iyo badan guul faramajo insha Allah

ifrahabdi
Автор

Masha'Allah Allah swt ha xifdiyo dawladeena, Farmaajona nabad ha noogu soo celiyo ameen. Guul bi'idmiAllah.

inantanr
Автор

Formajo waliga jiroo jog cadowga hajabo insha allah

alimadar
Автор

Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Somalia cadowgeda allah jabiyo waawax lagu farxa kenya kacararto fagaraha maxkamada

sakiamino
Автор

👍👍👍👍👍👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤❤❤❤❤
Horfadhi media warbaahin dhinac walba ka dhisan.

fordoosabdalla
Автор

Viva madaxweyne ❤ Farmaajo 🇸🇴
Viva madaxweyne ❤ Erdogan 🇹🇷

abdiabukar
Автор

Masha Allah guul guul guul Somalia 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 💖 ❤ ♥ 💕 🇸🇴

farhiyajamaa
Автор

Farmaajo rabbi waynow noo soo celi, allow noo xifdi, allahayow garabkiisa ahaw from Burco❤

thegoldenchicks