SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN ERYAL TV 2018 1

preview_player
Показать описание
ERYAL TV
Fadlan Ilaali Xuquuqda Muuqaalkan Dibna Ha U Upload Garayn Hadaanad Amar Ka Haysan Maamulka Eryal TV. Hadii Kale STRIKE ayaad la kulmi
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

"Wax la'anta io waayaha aduun waligii nafluhu kuma waarayo" Arbaco 25/10/23 at 15:10, Mombasa, Kenya😢 weliba cidlo daremayaa wayo kali ku ahay halkan....Hamiga aan leeyahay alle ha i rumeeyo Insha'AllaH

mohamedress
Автор

Heestan wxan ka jeclahay qeybta danbe wax la’anta iyo wayaha aduun weligii nafluhu kuma waarayo😢💔Illohow qof kasta oo waxba heysan faraj qeyrleh ufur🤲

nimcanadar
Автор

Heestan waxan dhageysanoya 24/9/2023 ninkeyga gacan kuma haayo nolol iyo geeri 😢anoo sugayo telkisa aya ligu dhhay waa dhintay ninka ilhada waan amin lahay 😢😢 waxan closha kuwada uwadkeena😢waxann jeclaa anoga isla jogno❤😢 inu dhasho lkn mano qornen 😭😭🥺 marku Ila jogay waxan daremeen ayan hada darema
Hada qoralkega igu so ducye plz 😢🙏😭 aduunka asaa ugu jeclahy Wlhi ilamhan Ina qofkle jeclahyo 🥺😭

AmaalmaxamedAmaal
Автор

Qoralkan waxan koraya anigo ilmeynayo wlhi blhi tlhi wayo waxan ku nolahay Saudi Arabia ayaan ka shaqeyaa waxan arky inan dhibato bdn la kulmay lkn alxm abaheyga wu dhintay hoyo ayaa ii nol dartedana wax walbo wan usameyn kara alxm waxan arky 2 haben inan sexan lkn wa qadar ale ilaheyow rafadkan iga bixi adontada ayaan ahaye adinkana ii so duceya plz manta maqribki sidan uistagay ila iyo hada wan taganahy hool lee salada subax xitaa wa la adamay lugihii xitaa wey ibararen lkn anigo xaladas ku sugan hoyadey uma shegin ine murugoto ayaan dida lkn ilaheyow wax walbo wad ujedaye nolol tan dhanta ayaan ka baryaa ya rabi wan dalay qof ii naxaristana uma jedi alow naxaristada ayaan ka baryaa 🤲😭 malin waxan arky jaran jaro hosted li sexiye oo Rob so day biyo igu so galen qof isobaxana aan waye lkn alxm tan wa adun walaga baxa I.a wax walbo wey dhamanayan I.a🤲🥺

quenfaisa
Автор

Waynoow allow aniga iyo ahmed awlaad noo dhashiyo nolol raaxo badan ifka nogu waar Amiin idhaha walalyal oo hda iga danbesan like isara si aan markay irumowdo qorlkan xasus igu noqdo 10:30Am malin isnina 10/june/2024😩😭❤️❤️❤️

Butterfly-dqoh
Автор

2022 ayaan dawanayaa hestan anagoo kala maqan qof aan jeclaa inta ila darensan 😭

ilyassiad
Автор

Masajiro waqtigu labada isku wcn ma wanajiye, , waynow Allow ani C/lahi awlad noo dashiyo nolol raaxo bdn 😢😢😢hees I ruxday

fartunmohamed
Автор

inta taageerta salax carab lik hayla dhaafina❤❤❤

inahahmedkooz
Автор

30/september/2023
Hyderabad India
Wax badan oo aan qoraal kuso koobi ayaan laabta ku hayaa
Salaama inta iga dammaysa ❤

farhiyoshire
Автор

Waxan ahy gabdh yar oo 18 jira waxa lay guursaday 3 bishi 2 2024 waxan ii guurday qofkan adunka iskugu jecelen alx alla Riyada noo rumeeyey balse waxa hantiya muu lahyn reerkoduna wax hantiyaa ma haystan way ii awoodi wayen inay aroos ii dhigan xataa inay alaab guriga ii dhigan way awoodi wayen balse wax walba waan ugu samray heer xataaa heerkaygu igu dhahan way walantahy caadi maaha. Anoo nolosha ugu samray oo jirkaygii iyo midabkaygiiba is badaley ayayy reerkoodi igu xumaden oo isagiina wuxu soo. Maqlay hooyadii iyo walalhi nolosha lamanuhu waxay ku wanagsanhy marka aanay cidina so dhex galin , waxa dhici jirtay markarka qaar inanan 3 casho anan waxba cuni.jirin aduunka waa la hela wana la waaya ilahy baaa bixiyaa hada waanka tagay waayo noloshaa wan ku noolankari wayay waxan la noolahy hooyaday hooyaday adunka anay igu jeceshy waxay dhahday hooyo ama aniga ii goo ama ninkaa uu go nol0shadiii saaa uu badelay hooyaday wan jecelhy ninkaygana waan jecelhy balse masuuliyadada ma qaadi karayo allow nolol tan dhanta baan ku waydiisatay yaa alllah😢😢

Hamda-xqro
Автор

2023 Inta daawatay isagon waxpa jeclayn hadan heesta iska jecel😂😂😂

apdiaziizhilwa
Автор

Heesta waxana dhageysan anigo oyeenya sppto aha aniga iyo xaskeya waa isa jecelnhy hadan awlda La ana baa nhysa iLhow ubada kheyra qaba nasii 2019 baa isa gursneya haderna waa 2024 😢😢😢😢😢😢😢

IdirisAmoore
Автор

I love this songs
Runtii heestan markan dhagesanayo meel iga tabataa.
Like isaraa inta iga dambeyso

salmankahancllahifgs
Автор

Heeskan waxan ku xasuustay wiil aan asaxbnahy oo xanusanayay wakhti wakhtiyada ka mida isagoo qaalin galaya ayuu gabdhii is jeclaayeen, ayaa uu u sheegay inuu qallin galayo, balse malinki uu qalinkii uu galay ayay dul timid iyadoo ku tidhi iga raali ahow waa lay guursanayaayee isagoo labadoodud ay wada socdeen 2 yrs


Tiibaan xanuustay

xandulechannel
Автор

25/October/2023. Subax Arbaco ah saacaduna tahay 9:00am.
Somalia. Galmudug Gaar ahaan Galgaduuud, Guriceel, xaafada Kaah ama tuulo gaban.
Inta iga danbeysa salaama 😢😢😢😢.
Dhalinyaro wax la, aanta iyo waaha aduun waa laga baxaa insha Allah. Samirka hala kaashado.

sayidkasayidka
Автор

Wacantaan jeclaa wacadkii haday sidan uga walwalo iila wadi lahayd waran igu socday iga weeecin lahayd ❤❤❤

marwaanali
Автор

Hestan waxa dhagysanoya 2024 gabdha jcla way iga fogtahy aad baan ugu xisay arageda 2022 igu dambysy i.a waxa rajynaa nolol raaxo bdn in an kuwada nolano io owlaad no dhashiyo😢waku jclhy mcntyda waligyna waku jclan dona❤😥

shucebhabon
Автор

Wayadan ma arag warna uma hayee waa xalada dhabta ah een ku jiro xidhidhki igu horeeyay wan ku guuldareystay marki koobad waa kala fogaaney hadana after 7year dib ayaa xidhiidh qurux badn uwada yeelaney marka isdhahay hadad midobeysana diba warkiisi wan u waayey adunkana waxa u xun qof qalbiga ka dhawacey hadana markad dhawaciisi ka bogsatey dib kulaba dhawaca waxa raba qoralkan hadi an si noolado in u xasuus i noqdo markale hadan dib u gu guulaysto nolol mustaqbel fiican leh 😢💔

nimconimconuura
Автор

Ax xnun badanaa qof ku neceb marka ku duceysaneyso aaad bey u xanun badanthy 😭broken 💔🎶

fardowsoabdulkadir
Автор

Emotional music 29/12/2023 a night to remember❤😮😭 plz like this comment I need to remember this night

MatheyRasholer