SAALAX CARAB WACAN SHOWGII LONDON 2023

preview_player
Показать описание
saalax carab showgii London
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Carab xunoo bilaa abaal ah, wuu garan waayay xuso Cabdinaasir Macalin Caydiid Allah u naxariistee ninkii heesta ereyada iyo laxankaba lahaa.

slandprince
Автор

Heestani markay 1m gaadho Ana commentigaygu waa inuu gaadhaa 1m

Horena way ujirty

sidiiqfarxaan
Автор

Legend waligi waa Legend un keep it up bro

mahamedahmedalirp
Автор

asc asxaabey waad idin salmay cafiimad iyo cimri dheeer igu nolada❤

usaameh
Автор

Salax carab keep going bro hargaysa axaxax ❤❤❤

abdirhmangelle
Автор

Ayy fanstiinta taageto baa halmeel iga muqanayo
Ikraan araale tagero number one u ahsy wlhi
Fahiyo fiska and birimo frxd bey ithy ayago halmeel wda tagan inana anah dawado

najuupealove
Автор

Heeskan waa heesahan ugu jeclahay heesahan curiyey ❤keep going Adeer👏

Wbs
Автор

Sabriinaay kugu xiintay naa maxaad xidhatay😂😂😂

Degaliah
Автор

Waligey waan dhageysan jirey waxqaadeyna ma aqoon😂

dinixbaashi
Автор

Fiska, dareen iyo ikraan 3legands isku waqti dhawaa aya ka muqda mesha

jarohusein
Автор

Dadku ma reer aakhiraad ayey u ekaadeen mise anaa u maleeyey

haniahmed