Wasiirka Beeraha S.Land Oo Lagu Wareejiyay Dhul Laga Qadayo Beero

preview_player
Показать описание
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mcha allah rabaraklah hdaynu rer somalia nhy aynu ku dayano rer somaliland

beutyahmet
Автор

Wakaa wadankii hormrka ku socdy masha allh 💖💖💖💖

standoffmengame
Автор

Mnsha Allah allow ha nagu hoojin yaa rabi

sacadismail
Автор

Waa talaabo fiican Ilaahay ha ina waafajiyo wanaaga, qaar baa wanaaga ka bukooda Ilaahay inagama dhigo.

AhmedMohamed-qfzh
Автор

Runtii wadankeenu wuxuu cagta saaray tubtii horumarka masha Allah hora losoconaya

abdiqaboojiye
Автор

WAAA WASIIR IN LAGU DAYDO MUDAN XUKUMADA 120 CISHO WAXQABADKEEDA WAA INAAY SHAHAADO SHARAF IYO DHIIRIGALIN LOO SAMEYAA WASIIRKA BEERAHA WAXSOOSAARKA WAAYO WAA NIN HORUMAR WAA NIN BULSHADIISA TUSAY INAAY KA MAARMAAN GACMAHA SHISHEEYE OO AY WAX SOO SAARTAAN MUDANE NOOLOW SHARAF KUU AXMED MUUMIN SEED

fuaadomerdheere
Автор

Dhulka oo dhan hala beero insha alaahu hambalyo

adanibrahim
Автор

Ma Sha ALLAH, Ma Sha ALLAH,
Ma Sha ALLAH, Ma Sha ALLAH,
Ma Sha ALLAH, Ma Sha ALLAH,
Ma Sha ALLAH, Ma Sha ALLAH,
Ma Sha ALLAH, Ma Sha ALLAH,
Ma Sha ALLAH, Ma Sha ALLAH,
Ma Sha ALLAH, Ma Sha ALLAH,
Ma Sha ALLAH, Ma Sha ALLAH,
Ma Sha ALLAH, Ma Sha ALLAH,
Ma Sha ALLAH, Ma Sha ALLAH,

zahraahmed
Автор

MAASHA ALLAAH HORAA LOO SOCNAYAA🇮🇹💪🇮🇹💪👊🇮🇹👊👊👊NO BUKAAN SOCOD

hamseroyal
Автор

Waxsoosaarka beeraha waa in la kordhiyaa oo ugu yaraan la soo baxnaa cuntada aynu quudano si aynu u damaanad qaadi karno ama aynu u helno waxa afka qalaad loo yaqaano (food security)

mohamedawale
Автор

umadi waxay umad ku tahay hadba say wax uula soo baxdo

Farhanyare
Автор

Maansha allah waa dhabadii hormarka guul qarankaygoow horaa loosoconayaa waa balankii madaxwaynaha qaranka waa rumoobay

maxamuudmaxamedcabdi
Автор

Waan ku farxay walahi waayo inbadan iyan is waydin jiray maxah dadki wax ulaso baxi layahin waxa dhiman ina dooxyada la xidhoo🧐

dhashisheekhisaxaq
Автор

Hogaamiyaha dhabta ahi waaka dadka jiheeya .Somaliland manta ninwaliba waxbuu beeranayaa

crxmohamed
Автор

Manshallah guul guul iyo gobonimo walee horaa loo soconayaa viva Somaliland

maryamkafiya
Автор

wasiirka waxbarashada iyo maayar ku xigeenku maxay kaqabanayaan meesha horta Hhhhh

cabdiqanimuxiyadin
Автор

Nimankii ma reer galbeed uun Bay noqdeen waar siilaanyo deegaankiisa waxba umuu qaban halka uu galbeedka dhisayay

yaasiinhassan
Автор

Labada mayor makuwa hawshoodii gabay weye

xlcy.
Автор

Madaxda awdalland oo Arin koodii noqday askari jaahil ahban amar ka qaataye walee tani wayaab

abdirizakmuse
Автор

Saylici waa doqon waar maqas looma baahna Meeshu waa beero magac u yaal

qumansabban