DAA'UUD CALI MASXAF. Heello. Qaraami

preview_player
Показать описание
DAA'UUD CALI MASXAF. Heello. Qaraami
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ale haunaxaristi Daaud Cali masxaf sanadkan ayu dhintay 2020 waa sanad xasuusihiisa wata sanadkan rag cuculsna dhinten sida cumar sholi Cabdi tahlil Xudeydi maxamed baashe daaud Cali masxaf iyo qaar klo badan dhamantod rabi haunaxariisto aaamin sanadkana ilhy khayr hainagu dhameyo i.n

samiirabdi
Автор

Rabbi ha unaxariisto Daaud Cali Masxaf 😪😪

Ehel_Caashaq
Автор

Illahow u wada naxariiso waleee Really fananin ayeyy ahayeen
Waase la wada tegey axxx yaa duniya qof walbo mar ayuu hoyanaayaa 😭😭😭😭😭😭

luulhassan
Автор

Aloow unaxriiso gacan libaax le daa uud

nuuxckaafi-suiq
Автор

Heeskan waxan arkay oo qaadayo jim shiq mumin runtii faraq weyn aya o dhexeyo jim iyo daud jim gacanta kowaad ayan siiiyay xitaa xudeyfe asagaa ka fiican jim wa legan m.a hada waxan maqlay jim inoo xanunsanaayo allaha caafiyo

shariifmaxamd
Автор

Jaalle allamagan waxaad soo galisaa daa'uud Cali masxaf heesta uu lee yahay Dunida barigii la uumaa jacaylkana lala bilaabay

khabiirharnandez
Автор

Rag wa ragii hore hadalna waa intu yidhi.

khadram
Автор

AHUN waa halbeeg fanka dhanwalba ka dhex muuqan jiray.

mascuuduurmaax
Автор

Kuwan iminka jooga hablaha wey caayan.

khadram