Barnaamijka Heello | Heesta Kumee | Daa'uud Xanfar | Astaan TV 2020

preview_player
Показать описание
Heestan waxaa hore u qaaday C/naasir Macallin Siciid.
Erayada waxaa allifay Cabdi Salaad Cali 1985.
Laxankana Cabdinaasir Macallin Siciid.
Waxaa hadda qaadaya Daa'uud Xanfar.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Daauud xanfar inta kutaagerta heestii dhulka hooyaday waan jeclahay like isaar please

ustaadclraxmaanofficial
Автор

Cajiib ustaad daud xanfar fanaanka kaliya ee kuwa maanta jira ka mid ah ee lala meel dhigi karo fananintii hore inuu yahay yaa igu raacsan

awoowerashid
Автор

Waa heestaydii ugu horreysay ee aan barto 1995 anigoo 7 sano jir ahaa. weliba anigoon dhagaysan baa ka xafidnay yar aan isku dugsi ahayn oo heesta gaari safar uu kula galay qoyskiisa kasoo baratya. Allah xusuusta wacanaa!

abdinasirnaale
Автор

Daud xanfar aad baad ugu mahadsantahy sida quruxda badan ee aad u badashay ereyadii aanan afka ku qurxoneyn. Thanks once again 😍

updykathernoor
Автор

Ma aaminaysaa malaa 100jeer waan dhegeystey heestan. Daauud Xanfar waa fanaanka ugu horeeya dadka imika heesa. Allaah ha u naxariisto Cabdinaasir oo heestan uga horeeyey.
"Maryaneeeey maraan ha i moodin
Sidaan maradii tuure".

HajjiWarsamah
Автор

From KENYA GARISSA and I love my country SOMALIA days xanfar ManshaAllah

somalisujuu
Автор

Heestaan kama daalo ❤️ ugu yaraan 100 jeer wan daawaday . Erayada, Laxanka, Codka, Muusiga dhamaan wa top 😍. Mahadsanidiin Astaan TV & Daauud Xanfar . Alle ha u naxariisto Legend Cabdinaasir Macalin Siciid

kingmogadishu
Автор

2017 bn heestaan dris ahaan jirnay mrkuu innkaaan is jcleyni dhinty allh ayaan mrwlpa nxriisku wydiyaa amiinta iraaciya

queendouza
Автор

Daa'uud Xanfar aad baan ugu amaanayaa sida uu u xeeledeeyey mirahii qaldanaa ee ku jirey heesta MADOW BADNAA MAALMAAN NAARTA JOOGEY MILICSADEY JANADII MACAANEYD

Abduljeylani
Автор

Milicsaday jannadii macaanayd!! Allaah haku naxariisto jannadii macaanayda haku geeyo Cabdinazir macalin saciid

anisaosman
Автор

Fanaanka kaliya ee lagu tilmaami karo inuu ka mid yahay fanaaniintii hore
Yaa igu raacsan

soomaalidageeska
Автор

What a wonderful performer. Very powerful and beautiful performance. Very talented guitarist. MashAllah

tahafarah
Автор

Inbadan baan dhagaystay Hestan.
Dauud Xafar waa fanaan heercaalamiya oo fanaaniinteenii hore halkood inoogu jira. Hanbalyo

mubaarakahmed
Автор

Xanfar Yare Mucjisada Fanka weeye
Luuq laxan iyo kaban waa Fanaaan isku Darsadey"
Waxa uu soomaliya ku Matelinkaraa Fagaarayaasha Caalamka

Keep going

cabdilaahibakayle
Автор

Da, uud xanfar hestaan dadaal fcn ayu galiyey o erayo ku jiray o xoga Xanaf lahaa xita wa saxay lkin farxad aya ka muuqata hestana frxad shaqo kuma lahan inu xoga shucuur muujiyo ayey ehed keep going sxb🙏🙏

fittboi
Автор

Ninkan yari ee lagu magacaabo Xanfar yar waa fannaa dhan. Masha Allah.

ryfarrah
Автор

Astaan is a national Treasure walahi, they should get an award for what they did for Somali culture, music and sports

defensegeneral
Автор

Heestan malinti 100 jareer ba dhagesta waley xanfar waa fanan dhamestiran lagend laxan iyo kaban iyo cod isku darsatay heestan daren ayey xabarsantahy allow ku naxarisa cabdinasir macalin saciid

jasminehassanahmed
Автор

Daud xanfar. Hesihisa waxn ugu jeclahay hestan.
❤Dhehaga quruxdisa .❤
❤Iyo xaada dhabankada.❤
❤Dhaldhalalka gudkada. ❤
❤Iyo timaha sii dhafay ❤
🇸🇴❤Dhabarkada.❤🇸🇴
Nolow in bdn👏

fardowsainayusuf
Автор

I love my country, the culture and my beautiful language

ghboy