Hees Cusub Khadar Keeyow Inaan Kuu Ilmeeyoo

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heestaan waxaan dageysanaayaa malin arbaca ay taxay taarikhdana ay taxay 29/11/2023 saacaduna waa 1:10 duhurnimo hadaad ika dambeyso like iisaar ❤

hashimjele
Автор

Yaa ila dhagaysanaya 2023 iyado 200K Views maraysa wixii iga dambeeya Like dhac kusii😮❤

Apdalla_Montana
Автор

Xili ay taariikhdu ku beegantahy 28/jan/2024 saacaduNa tahy 12:59pm ayay heestan iishidantahy muqdisho gaar ahN madiino xaawa taako laamiga iska fadhinayna anago asxaab badan ah khadar keeyow legend soo jabay guulayso zxb, inti iga dambaYaa like🤙👋

abdifatahbashe
Автор

Yaa Ila dhagesanaya heestaan 2023 asigoo waliba niyad jabsan 💔😭

edabsan
Автор

Hada so maqlay qisadooda shadia iyo khadar walee way isku fiicnan lahayd inay is helaan ❤

abdiwahid
Автор

Hesta waxan dhagey 😢ano waqtiga aad igu adag yahay oo aan ku jiray marxalad adag 😢urugadiyo xanunka otontan qarsanayay bulshadi na ogatay😢😢😢blse manta wan ka baxay alxm

Ruweydo-ofym
Автор

Khadar keeyow waa nin adag asago qofta uu jecla qof kale ka racdey ayuu hadana samray never give up bro👏

muscabramosofficial
Автор

Xalad jirta ayan hestan u dheysanaYa gabadh an jeclaa ban go'aan ka qadanaYa wey ila fahmi weyde marka ayan go'aan ilowsha ah kaqaate qalbiga allh no wada dhaYo qof walpa qofku jeclaa allah siiYo

WaliyowCadde
Автор

Qalbi jabka adunkaa iheeyo ALLAHAYOW iigargaar ❤️‍🩹❤️‍🔥💔🤕🤒😭😭😭😭😭

JihaanAli-qd
Автор

Heestaan xilagaan dhageysanaayay ma fahan saneenn lkn hadeer ayaan fahmay ileen ninka qalbiga ayaa laga jabiyay itis true history

cabaascalasow
Автор

Heestan waxan soo boqday 2024 dhamadkiisa inta ila mida isaar

JimcaaleMadhaafaan
Автор

Jacayku maaha lacag io iska yeel yeel balse waa mid kugu qaabila bilaa amar kaas oo aad ku guulaysato ama aaad ku guuldaraysato inta badan waxaa jira khiyaa noolayaal labada dhinacba ah rag io dumar aad baan ugu hambalyeyn lamana soomliyeed maadaama aytahy maanta 14 feb maalinta xuska jacaylka aduunka♥️🫂♥️

samriyeahmed
Автор

After qarxis ayan dhegeysanayaa qisa heeeskana wan fahmay 😭😭lkn wa qiso xanuun badan oo khadar qabsatay hadad erayada ufiirsatid 😭xamar aan ka dhex ooyo 😢adna aroos istareexdo xanuun hadaan ku daremi karnaa khadaroow 😭🤪

jubba
Автор

Mar horaa fanan khadar keeyooo bdan ah heesahooda la ilmeyn lhaa blse wxan diidayaa anoo commado ah hdana rag ah hogaaminteeyda iyo raganimadeeydaba ma ogolo jileeca intaas iga hor istaagtay oohin❤😊

guuleedmahad
Автор

Ax yaa Jacayl jacaylku waa naxariis iyo macan marna waa murugo iyo Xanuun

ayaancabdiraxmaan
Автор

Heestan yaa ku soo arakay qisadeda TikTok soo radiyay 😂❤

SamsamJamac-nq
Автор

Waa is ka dhagaystaa anoo waligeyyy jacayl igalin😢❤😊

nadaamiyeboy
Автор

Hestan waxa so boqday 11/4 /2024 waxan daremaya qalbi jab ad uwen ma na aqaaan xalada ku suganhy 😢😢😢 qof an ad u jeclahy aa goaan kala qadany. 😢😢

BahjaDiamond-cnip
Автор

Haduu kusuganyahy bulshadiina ogaatay noloshad kujirto 2023💔😢😢

Cazmi.Cudoon
Автор

Shaadia wiilka maxaa saan u yeeshay jah calafka sidaan ah ilaa hada ayu jecel yahay shaaadia is not easy🙏💯khadar Inan wanagsan🙏🙏

abdiwahid
visit shbcf.ru