Khadar Keyow ft Xaliimo Gobaad | Nasiib | (Music Video) 2019 By Aflaanta Studio

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hadii Aad qoraalkeeyga Arakto wxn ku rajeyna cimri dheer iyo Farxad bdn🙏🙏🙏

abdiato
Автор

Nabiga ku saliya xumaanta suursha markasta wa dhimankarta igu sali nabiga scw

murtimalofficial
Автор

War hadii aad rabtiin inaad jannatul fardoso gashaan= heesaha iskadaaaya, salaada tukada, qur'aanka Akhtista, Sunnada nabiga ha lagu dhaganaado, Qof buka ha la booqdo, Ilaahay waydiiso jannada sadex jeer, sakadda bixiya, soonka sooma, 99 Magac ee Ilaahay oo la xifdiyo, Ballan oofinta iyo Amaanada, Akhrinta aayada Kursida, Akhrinta suuratu Tabaarak (Al-mulk), Qofka kulansada afartan camal hal maalin, Qofka akhriya ducada Sayyidu Al-istiqfaar, Samofalka Waalidka iyo Qofka ku samra indho la’aanta.

mohamedaamin
Автор

Halkani waa Caasimada Umada Somaliyeed meek waliba ay joogaan😍 Muqdisho 🇸🇴 quruxda Allaha u siyaadsho

Waarre
Автор

Hees mcan waye...like wiligey 7 kabadan mahelin 😄😄...

mohammedbahu
Автор

I am from# jibouti wlhi ad ayan u jeclahy hesaha afka reer xamar ka ah ha nolaato somali oo dhan♡

lolamohamet
Автор

Vediowgaan wadanke lagu duuuuna singbaor mise dubia areey maaaHa waa muqdishadeeni one love inta muqdisha jecel 😍😍😍🙏

mohaalfa
Автор

first ayaan ahay
wll hadii aad Quranka Jeceshahay like isaar wll QaaliH

caddowchannel
Автор

Heesta%100
Erayada%100
Laxanka%100
Music100%
Muuqaalka%100
Lebiska%100
Halima%100
Khadar%100
Aflaanta%100
Adiga aqrinaaya%100
Aniga soo qoray%100❤❤❤

iqraanaali
Автор

Xeebtan quruxda Bdn miyey kenyatigu hawaysteen wale wan udhiman dhulkayga l love my country #Somalia 💙💙💙

nasiibbadanmohamed
Автор

Hadaad afsomaliga ku hadasho like ha ila dhaafin somalinimo wixi dhiig lahow like ukaca

abdishakuurdaahir
Автор

Alaa muqdisho muuq wanaagay wlee hadii anaan dhiman cagaha waan kuso saari reer muqdisho wan idiin salamayaa from #Hargeysa#hadhwanaag

huthahammi
Автор

Ciyaal xamar like 💗 israa from Canada 🇨🇦

wabigadiifkacade
Автор

naag keyaan ah tartan kula jiraa 😂😂 hde iga hormartana waaa iska ogthiin tay dhigayane iga dhiciya hdaa dhig ledihin 😂😂🙌🏻🔥❤🌍👈🏻

saaficadey
Автор

Acuudu bilaahi illaahow iiman ka ha naga qaadin

caaficlinic
Автор

Inta kaxun kenya inay badeena nagu hystaan like s aara fadlan aynu midowno oo meel kaso wada jeesanondamiir laaaweyaal yaynan noqon

maanomusic
Автор

Inta Jacell Rasuulka Scw Iyo Diinteena Sharafta Leh Hal mar Like Ii saara|🙏💯✔
👇

Luuziinabbe
Автор

Jacayl iga dheeh waaba mazeerayee amaa ka dhacaa nac naqaan xaliimo gobaad isku qaboojisay Allha isku barakeyo jacaylku haguulaysto

cudoonali
Автор

Xebtaan quruxda badan miyey rabaa kenya in ay qotoqoto noga qataan walee dhimashaan kaxignaa like ta

qaysyare
Автор

Hada singal tahay like ha ila dhaafin waxbaa kala ugaan rabaa heee

mahamedmahamudiidow
visit shbcf.ru