SULDAAN SEERAAR & RAHMA HASSAN HEES CUSUB | OGADENIA | 2024 OFFICIAL MUSIC VIDEO

preview_player
Показать описание
Subscribe Noo Saar

SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
You Can Contact us for all Business inquiries.
🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films

Welcome To Aflaanta Studio
Home of Somali Music Video

* Update 24 Hours
* Quality Videos
* Reliable Ideas

If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
And Check Alert Icon 🔔

Contact Us What's Up
+254722258310
Contact Us Mobile
+447724113129

Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wlhi anoo ogaadeen ahynbu dhiigu ikacey guuleysta ogadenia from samaroon🤚

MahamudFigo
Автор

Heestan dareen badan ayay xanbarsan tahay runtii, wiilka dilaya wiil somaliyeed waa isla walaalkii, ilahay bogeena burcad ha isku marsho.. Somali idilkedna meel wal oo ay kala jiraan alle Nin walba gurigiisa Nabad hawga yeelo. aaamiin

Awale.british
Автор

OG Day Dadkeygii hambalyo, Qaranimo baa na deeqdo iyo dalkeenii oo nabadobo insha Allah…🇸🇴

billionairebuskud
Автор

Ax wan iska ilmeyay wlhi inshalah suldaan seraar lacagta ogadenia aya lagusawiridonaa❤❤❤

AbdiMalik-hmtz
Автор

Heestani Mahaa Hees Maamul gobleed Somalia Looqaaday waa Hees dareen badan xanbarsan waxay ka dhaxaysaa Dhamaan Umada Somaliyeed, runtii, wiilka dilaya wiil somaliyeed waa isla walaalkii, ilahay bogeena burcad ha isku marsho. Somali idilkedna meel wal oo ay kala jiraan alle Nin walba gurigiisa Nabad hawga yeelo.... Love you UMDA SOMALIYEED.❤

asmaj
Автор

Ilahy janadul fardowsa hainaku wada kulmiyo dhamannteen❤❤❤❤

yuyekb
Автор

Rahma beenta iskada ogadenn maa tihiid 😂❤
Wan kuu garanayaa😢😊

SoumeyaSoumeyaMousse
Автор

Ogadenia wadad qalbi wanagsan jah wan idin salamy wllo❤

KadraLaura
Автор

HAMBALYO OGADENIA 20 MILLION PEOPLE ❤🇸🇴 1:08

SOMALIA
Автор

ogadenia wlhi wey Mudanyihiin ❤ hambalyo Hambalyo Reer ogadenia❤❤❤❤

hamdaahmed
Автор

Suldaan Seeraar Guhaad The One And Only 🙌🔥

apdihafidahmed
Автор

Ax waan qiirooday ilaahow bogeena burcad isu mari from hargaysa

NimoDaad
Автор

Dunidaan masoo marin ruux ka sharaf badan nabi maxamed salalahu caleehi wasalam yo❤‍🔥💯👍

TALIYE___UMAN
Автор

Reer Nairobi this is historic Suldaanka Geeska x ONLF 🔥🔥🔥

AbdifatahKariye
Автор

Ogaadeenow🇬🇲ampalyo dumashiyal❤from hg🦁

nasromahamuud
Автор

Suldan Serar Guhad The one and only legend all the time wlaalkey qali❤

Anas-coi
Автор

Suldaan seerar guhaad guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤ ogadeenimo isku duubni❤❤❤❤❤❤❤

Nasrimacalin
Автор

Heestaan waxeey leedahay Dareen dhab ah qofkasta oo wadaniyad iyo Dal jaceyl ku jirtana ilmada kama celin karo indhiihisa. Geesiyadi u dhintay, kuwi u agoomoobay iyo Hooyadi Gablantayba in Gumeystaha madoow xor ka noqdo Dalka Ogadenia (Soomali Galbeed) waqtigeedi ayaa dhaw dhiigi Mujaahidiintana ma noqon doono mid amxaar loo daba fadhiisto.

Kushaano
Автор

Sanad Guuro Wacan Shacabka Jamhuuriyada Soomaaligalbeed👍🫂💪

WabaxMedia
Автор

Dds allaah ha idin xifdiyo oo ha idin barakeeyo maansha allaah dad xor ah baa tihiin soomaali ah oo meel walba degan itobiya dad dal dawlad la leh baa tihiin kenya dad dal dawlad laleh baa tihiin soomaalina ka dhashoo degan halyeeyo taariikh ku leh aduunka oo ku mashquulin wiilka soomaaliyeed dulmina aqoon ilaashada dalalkiina allaah idinku beeray maan sha allaah df iyo soomaali allaah ha barakeeyo

dodorara