MAXAMED MAAME - DOOKHAA CALAF KU RAYN LAHAA - SOMAL AFROBEAT

preview_player
Показать описание
©All copyright reserved to Ayoub Beatz
SOMAL AFROBEAT
Maxamed Maame
Heesta Dookhaa Calaf ku Rayn Lahaa
Xasuustii Ismaciil Indho AUN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd

sakariyemaxamuud
Автор

iLaaHeY Labadaada Waalid iyo Adigaba Jannada Allah Haku geeyo Hadaad booqato Janalkayga😳
👍🏾

CAANKA_OFFICIAL
Автор

Noloshayda waa hesski ugu horeyay Ee laa ilmeyey wlhi 😢

SadickWahib
Автор

illaahay ha u naxariisto wallaal keen Ismaciil faarax heeskan ereyada waxa lahaa abwaan abchir bade qaloonbi laxinka waxa saaray Khaliif cabdillahi xassuus dheerbuu kayari nagaliyay

hamdahamdaabdillahi
Автор

Daruuraha caashaqa dusheena hadhayn lahaayo raxmad baa di’i lahayd doog baa soo bixi lahaayo dookha calaf ka horayn lahaa ❤ axyaa hees

kingswagtie
Автор

Heestaan waxaa iska leh Ismaaciil Faarax (Indho) Oo ah Reer Djabuti waana uu dhintay Alle ha u naxariisto qabrigiisa Alle ha u waasiciyo Aaaamiin Yaa Rabi

khalidadenshariff
Автор

Ka yari heesta uusoo xushey
Caadi maaha
Illaahey hau naxariisto
Fanaankii heestan lahaa
Ismaaciil faarax indho jabouti
Diridhaba ayu sanad ka hor ku geeriyoodey
Wuu kusoo dhaweeyay maame
Xusuus bu igaliyey sxbkey ismaaciil

facecabdi
Автор

Hadii dadka uu jaceyl
Qalbiga kaga deyranyahay
Cidiba mee kala dudeen
Dagaal qoys muu dhaceyno
Dalaaqda yaraan lahayd
Caruur lama daayaceyno
Jirkaa is doon dooni lahaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

FAAD
Автор

Hestan Al fanan Indho allah yarxamou Djibouti 🇩🇯

ougbadsaidahmed
Автор

waaw an other level ayuub haruun inthe bilding

AbdiQaharGoldBeat
Автор

Maame heestan hees way dhaaftay diintaa xoogaysan lahayd abwaan daaha best words wlhi❤❤❤

ISMAACILAhmed-hb
Автор

Waan kaa hayaa bro wixii hore quba mame
Las go ✌️

ahmedmohan
Автор

wlhi maaame fanaan la mida oo cod kula tartami karaa majiro ❤cod ayuu ilaahay u dhiibay

deeqaqurux-jz
Автор

Hes wa dhafty tan fanankii laha alaha unaxaristo ismaciil idho

MxamedSiyaad
Автор

Ciyaalkan hestii macalinka way dileen wlh allaha u naxariisto ismael indho 😢

AdnanAdenAinan
Автор

Ismail indho what a legend ala yarxme generation talent mame🔥

Abokorrrr
Автор

Xasuusti Ismael indho jacayl allaha u naxatisto

SahalIdleh
Автор

Maame heestan sxb wan kaa Haya alla jacayl dhibadana

takhal-hk
Автор

Waa run jacaylka tayadisi way yaratay.😢

NasiDudu
Автор

heestan fananki laha indho jaceyl reer Djibouti asal🤩🤩

WabaxMedia
welcome to shbcf.ru