filmov
tv
Waa Maxay Smart Money?

Показать описание
Baro farqiga u dhexeeya Smart Money iyo Dump Money! Muuqaalkaan waxaan ku sharaxayaa sida ay u fakaraan Institutional Traderska suuqa ugu awooda weyn. Muuqaalkaan waxaad ku baran doontaa Macnaha ka dambeeya concept-iyada loo yaqaan Liquidity, Mitigation, Institutional Candle iyo Imbalance.