MUSTAFE DOLLAR-NAF BAAN SIISTAY CALANKEYGA 18 May VIDOES 2024

preview_player
Показать описание
All rights Reserved to Dabcasar Media Production
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Allah dhiiga❤❤❤. Mansha Allah abitiyaashay iyo habaryaray jecliyaa!!!! Somaliland Allow dhowr ❤❤❤ . Sanka taag adaa soo dhacsaday waanad sidataaye. Abti waan idinla soo dhicinay oo anigu halganka af iyo maal ba waan ku jiray. Imagina cadowga Somaliland baan aduunka ugu nebcahay family gaygana ha ahaate. Viva Somaliland

dahaboqurux
Автор

Quruxdaa iyo amnigaa ilaahii nasiyow noo siyaadi

KoosHassan-ws
Автор

Kumaan helin sabaalee
ee naftaan siistay Calankayga !

Waa dhab, Waa xaqiiqo ku xardhan dhulka Somaliland, buur iyo banaan oo dhirta Hargeisa iyo Burco iyo gidaarada burbursani ka markhaati furayaan !
Somalilaand waa wada halgamaa hibada ku dhashay
Allaw hobolka yar barakee oo xafid.

januarySl
Автор

Ala Dhigaaa! The song Of the Year!❤❤❤
Aniga samayste miyay cidi ii soo Siisay? 🟩⬜🟥
Somaliand we love U!🥉🥉 years of Happiness ...
Happy 18 May all true Somalilanders! 🍬🥂🎉🎇🎆🎊🪩🎹🎷🥁🪘🎸🎤

jamaahiirwase
Автор

❤❤❤ sanka taag adaa soo dhacsaday, abwaa nkii ayuub Sh isxaaq mudankii duriyadda

abdihassan
Автор

Kaan yar waa mudaan dab ah wale muse waa ka faraxsaday mashallah

aliMohamed-evwr
Автор

nafaan siisan kara hadana yaa igu raacsan❤‍🩹❤‍🩹💋💋

fathiomer
Автор

Guul guul soomaalind soomaalind calankaygii qaran

abdicasismaxamed
Автор

Sanka taag adaa soo dhacsaday wanad sidataaye wewe 😂😂❤❤

nimcodagan
Автор

❤❤Sanka Taag Adaa soo dhacsaday wanad sidataaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

qaniahmed
Автор

Sanka taag adaa so dhacsade mnta wa mlin qadiyadeys kuna frxsanhy dalkeyga somaliland ❤

abshircqadir
Автор

Guul somaliland hees macro wayn ku fadhida

Yasmin-uh
Автор

Maash Allah tabarikalaha 🤲🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
Happy 18 may 🫀 Hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Somaliland guuuleysat ln sha Allah

deeqadhudi
Автор

Wee hees cajib ah, weldone Somaliland.

abdiyassin