DHAANTO CUSUB Gobolka BANAADIR Jarmal & Anfac Laki

preview_player
Показать описание
BANAADIR Jarmal & Anfac Laki
Produced By Abdirahman Somali
@ Somali Production | HD
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Gobta reer Ogaadeen ka guursaan lahaa.
Hello ogaadeen girls ❤

dhabahaye
Автор

aynu duulnoo hee aan dalxiis nee hee gobolkii banadir mawada dagnaa haaa Alley lehee viva 💝💝💝💝💝Muqdisho gobolka banadir 💝💝💝💝💝

qalbi.uron.channel
Автор

Long live Mogadishu iyo Somaliweyn, ka naxow nafta


ogadenqueen
Автор

Magalada madaxda Umada Somaliyeed ee Mugdisho iyo dhanatada lagu amanayo aad baan u soo dhawaynaynaa Hadaa nahay OYSU World Wide, Waxan u mahad calinaynaynaa Dhamaan intii ka soo shaqaysay iyo labada fanan ee Anfac iyo Jarmal, Dhaantadan iyo midnimada somaliyeed inta cadowga iyo cadow kal kalka way ka naxayaan laakiin se inta wadaniga ah ee somaliyeed aad bay ugu faraxayaan.

oysuworldwide
Автор

Anfac mansha allah cousin iyo sxb jarmal thanks guys keep going

ahmedmohamud
Автор

Mansha allah anfac dal shisheeye iyo dibad kuma gam'ee kaalay deeqoow degmada kaaraan wada degnee

fartuuncabdi
Автор

Dagmadii madiino ma wada dagnaaa eeeesh qiyaaas allah yacizak fanaanin iyo bar viva gobalka benadir jarmal and laki love u guys

qadarmoha
Автор

masha Allah waxaa wax wanagsan in wadankaga amaantisa lamuujiyaa anigo Ku hadlaya AF ururka horumarinta AF hiddaha iyo dhaqanka somaliyeed ee ifiye waxaan idiin lenahay hesahaan iyo kuwii lamidaba waxaa loga bahanyahay dhulkii hooyo dhexdiisa ee imadaa maqaladiina waa nabadee

caynisakhawe
Автор

cadi mahaa dagmadii wardhiigley aan wada dagnee laki iyo asxaabteda waan idiin soo dhaweneynaa

qaaliladanhassan
Автор

viiv hodan dagmadeyd and somali weyno dhan viiva cabdiftax jarmal and anfax laki wlhi ale ha id ayo reer abtigey ogadeen waa. milixda somalia lantin abaar abtiyaal ana mar i geeya jiigjiigyiyo goodeey gaclo

safiyojowxo
Автор

I love anfac laki so much thanks for the dhanto

bareymohamud
Автор

Maa shaa Allah, waa dhaanto wacan. Fannaaniinta iyo abwaanaduba waa ku mahadsan yihiin.

jibatulrahman
Автор

Masha allah wan la dhanmcney tano magala madaxda soomaliweyn lagu amanayo anfac iyo wilka la qadayana wan u hanbalyenena

macaaneygirl
Автор

waaaw nice best song viva banadir mogdisho

wadanidhabtaah
Автор

Dhaanto aan Caadi ahayn Noolaada jarmal iyo anfac Caleek.

MohamedOmar-rvjx
Автор

muqdisho dalka hoya ad ban u jaclahay in kasto an ku dhalan lkn hadana ey love in muqdisho

maxamedaliomer
Автор

Gabadhu cod macaanaa oo qurux badanaa ..

lolkom
Автор

Masha allaah waa dhaanto lagu weyneynayo casimada dalka

shaficiabdi
Автор

ina lilah
hdn dhanto miyaad dhahysiin masha alh
alh ka baqa dee

hassanmohamedvlogs
Автор

the first dhaanto oo muqdisho loo qaado dhalintaan weyka baxsadeen!!!

lastseen