XARIIR AXMED 2018 | MUUQAAL QURUX BADAN | IKRAAN HALDHAA DUMAR | OFFICIAL MUSIC VIDEO 4K

preview_player
Показать описание
INTA GABADH HUFNAAN BADAN
HALDHAA, QURUX LA HOOSHAARTA,
AMA GEENYO HEEGO AH HANDEEQ,
……………………………………………….
XIDDIGGA DDSI – HOBOLKA QARNIGA
ALFANAAN – XARIIR AXMED
OO SOO SAARAY MUUQAAL YAAB LEH,
……………………………………………..
 IKRAAN – QURUX DUMAR 2018 OFFICIAL VIDEO
 EREYADA: ABWAAAN ISMACIIL JIHEEYE
 LAXANKA: USTAAD CABDIFITAAX MUKHTAAR
 MUSIC: HENOK ATLABACHEW
 HOBOLKA QARNIGA – XARIIR AXMED
 PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
......................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
…………………………………………………
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Saaka anaa ugu soo hor kacay ciyaalka xaafada waa ninkii ugu horeeyee reer burco ah liketa ku booba hadii kale majaajilo danbe noogu iman maysaan

khadarabdullah
Автор

thanks xariir axamed
waaba careesnaa goormoo
ikraan ku heesaa jecliyaa
magqceyga👏👏👌👌👌👌👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
thanks my fanaankeena😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

ikraanaragsanikraandugsiiy
Автор

Soomaali waa HAL yaaa igu raacsan umada Afka somalig Ku
Hadashay diii ama doon
Waa HAL baaa leee yahay ankigu
Horay usoco mudane Abdi Askari

faysaljumayka
Автор

Wale waaa qureshtiiii raga darooood wakuwa leh viva qureshtiiii ogadeniya dhulbahante 🇸🇴💪❤️💎 darawiiiishta jecliyaaa allow calaf iku dar

boqoradiiibuuhodledaraaawi
Автор

Bowe tagero wayn
Ku ahy from puntland

berbatoveberbatove
Автор

xidigan xariir yare codkisu wa xariir xiska gujinaysa 😍

qalbitaajir
Автор

Xariiir plz iga gaaarsiiiya heees luul ladhaho sooo saaaar dhaha war waaan idinbaryaaa iga gaaarsiiiya

ladanhappyy
Автор

Dar alle ayaan kuu taageraa xariir ahmed

basraaadanadan
Автор

wala xarir axmed waxn waxn kacod sanaya ina aderow magaca Ruweyda inad hees igu soqado walalow waxn filaya codsigeyga inad a qabasho ilove you xarir axmed 💛💛💛💛💛💓💓💓

abdirahmanyare
Автор

Xariir ahmed fananka dds ugu horeeya ee ugu wacan

mohamedbluetooth
Автор

Wah wah magacyga waa magaca an ku fano nolow xariir axmed😍😍👌👌👌👌

ikraanhussein
Автор

Eesh calaa hees murti hantiday ismaaciil yuusuf cabdi jiheeya iyo lengeng xariir axmed cabdilaahi kaga soo wada qaadeen walee😍😍😍

xubikaahin
Автор

Xariirow kow sakana ma igran baa dee magacayga uun baa haray huuno😂😂

tasliimtahliil
Автор

Waaw amaan wad ku huwisay magacayga xariir nolow

ikraanalihareed
Автор

Ismaaciil Jiheeye macalin weyn oo sugaanyahana 👏👏 Xariir 😍

cabdiraxmaanyare
Автор

Wow the words and voice. No comment. Mashallah Xariir.

fartunluckyabdirizaq
Автор

Magacaygii ikraan adban kugu mahad celinayaa xarir axmed

ikraancali
Автор

Xasuus billhi my nolosheeyda heestaan ayuu mar wlbo iiishidi jiray allow isku sin

ikranaxmed
Автор

Xariir Horta Niyow Heesaha Fiican Kasoo Samee Clips
Lknse Codkaga Ayaa Heesta shida DDSi Adiga Iyo Suldaan Ayaa usita😂

gulledbazma
Автор

Wow xarii axmed waa shidanyahay asaga iyo heestuba

ayuubabdiqani