6 dan meelood u furo ama iska xidh WhatsApp kaaga🔥🔛📴

preview_player
Показать описание

Subscribe​​ #Like​​ #Comment​​ #Share​
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waxyaabo badan oo faaiido leh baad nookeentaa markasta aadbaan umahadsantahay wll

mhdpoi
Автор

Mahadsanid wll hore u soco wad no faidey inta video ad so dhigtay wan ka wada faidy walhi Mahadsanid

rudwanrudwancabdidool
Автор

Asc walaal waad mahadsantahay waxaan nahay daka kuugu xeran lkn mid ayaan kaa codsaneenaa. Markaad wax noo sharaxeeyso ha boobsiinin saan u fahano tusaalana na tus aad ayaad u mahadsantaha walaal

jiinkawawi
Автор

Mashallah wll
Waxbadan ban ka fa idaynay
Mahadsanid in badan

abdirahmanhusein
Автор

Plzz isheega wxn rabaa inaa what's appka soo galo hdana labada tick soo bixin oo hal.tick bas soo bxdo plz isheega plz waan idin barayayaa😢😢

salmasonia
Автор

Wll sideen ku ogaan kara qof profilekayga eegay iyo qof statuskayga eegay oo iga qariyey

zagalfarhanjama
Автор

Wll waxd iga caawiza whatsappkga in lagula isticmaalo side ku ogan karaa

Deeqoabubakar
Автор

Wllow qof qoralkiisa mute malagalinkara adon Blick sarin sidesa lagygarta inuu qofku mute kugaliyey

shamsamaxamud
Автор

Sxp what's appka cinaca qoraalka iga xiran oo marka qoraal liisodiro ma argo oo marka what's appka kalo lee arkayaaa

salmanlibaan
Автор

sxbow soo gali sida phne Exs mx mobelada isku mid maahan ee paliis iisoo gali🙏

najmoabdullahiabdulle
Автор

Wll dhib ayaa I haysta was'appka codod codes its xumaaday sideen u hagaaniyaa

AmuunYousuf
Автор

Asc niyaw ilid ayaa jirraa was cab ka qoraal kiisa lamaad ooqaatimay walaakey

MaxamedAbdiraxman-rl
Автор

wr waxaba bari hore sameyy noi zxb wxd kaso hadasha pl whts GB sida lphonka lola dago

mahadismo
Автор

Side u xiri kara whatssapkeyga o xata hadi la sio waco usan iso dhaceynin ringing uma dhahayo qofka sida ano data iska xiray cml

habboon
Автор

Zxp telefonkeyga sidee uga xidhaa jiibi ares tuugaa idhibtey

maxamedgaabow
Автор

Asc sxp wan ku salamay sxp Hal cilaad ayaa jirta Wana mobilkaygaa waxad ishegtaa Marka cod qof iso duubo en dhagaysanayo fur Marka an idhahdo screanka Aya is daminaya codkuna wuu gaban yhy mana jojinkartiid bal cilda fadlan ila wadag sxp

AbdulahiJamac
Автор

Sxb wan kaga mahad celinaya faaidada aad inoo faidesay

turkishboyhargeizawi
Автор

Sxbow 2 magac ayaa iga qarsan bahasha isha u eg ayaan tabtay ee sidee magac usoo ceshtaa magac

warsamenoor
Автор

zhb whats appka viewska cidna ima daawoto waa maxayne sidaas iisoo jawaab zhb🙏

cabdifitaaxmaxamed
Автор

Wlll plz codsi waaa isoo sheeg sida what's up ka codka uxirmo sida loo furo

Macaantooyyyyy