Sidee ugu qasbi kartaa dadka inay ku ixtiraamaan? | 6 Talaabo

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

1.baro Naftaada
2.ixtiram naftada si ad uga hesho ixtiram ddka
.Maya Dheh Arimaha Adan awoodeyn
3.horumari naftaada
4.Sameyso Shaqsiyda Adrabti iny kugu ixtiraman
5.dhanka wanagsan wx ka Eeg
Marka Kudedaal ina muujiso Dhinacaaga wngsan
6.Qurxi nadaafadaaada Lapiskaaga

caish
Автор

Adunka faraxd igu nolow wlshy akhirana ilhy janada haku geeyo my queneyyy🫅❤️✌️

FaadumoFaarax-dvjt
Автор

Ixtiraamka ugu bdn aduunka waxan u hayaa Waa Hooyaday 👸🏻❤️💯

hamzemabdi
Автор

Geesnimo, dumarnimo iyo dedaalbaad astaan utahay gacalo.

Guulayso labada daaroodba😍

haniabdillahi
Автор

1:30 dadka oo dhan qofka aan ixtiraamka ugu badan u haayo waa aabahay mcn alle ha ii ilaaliyee
Hooyadey ❣❤mcn qiimo badana alle swt ha iigu naxariisto aaamiin yaa rabi

Ahmed_somali_
Автор

Shaley aya iigu ka horeysey wlhi waxyaabahad la hadleyso waa wax dadka anfacaya wax badana wan ka ogaadey wlshey alla haku sharfo dadaalkaga si laba laab insha allah from hargeysa city

hamzefaizal
Автор

Anuu markaan eegay ee laga reebo hooyo iyo aabo oo xaq igu leh adaan ku hayaa ixtiraamka ugu badan waanad kas batay sis🥰😘🤩

ayaanilwaadofficiall
Автор

Wallahi muuqaalkaan aadbaan ugafaaiday ardaageena wallaashay keep going

mubarakabdirashid
Автор

Mansha Allah walal qali wakujclay sharafey..may Allah bless you...thnks 🥰 from waleer kenya

mussowfantastic
Автор

Muhiim mhn inad labis qurxan uxerato halgu ixtiramo ahn ee naftada wxey ku qancsnthy ama ad isledahy faida wye uun ku dhaqaq waad mhdsnthy abyo adna sida qurxdban ad nala wdgty🙏

iptisam
Автор

M.a abyo gabar adiga oo kalaa majirto wllhi alle aqliga hakuu siyaasho

abdiqadarmukhtaar
Автор

Masha alaah walaashay caqlibada alha ku sharfo

shiinecaliwaqooyi
Автор

Aadamaha waxaan ixtiraamaan oo dhan waxaan ixtiraamaa 4qof labadayda waalid iyo sheekh mustafe iyo sheekh dirir

munamohamed
Автор

Cajiib ilahay yankabaryayaa in uukuxifdiyo Cairo iyo aduba adi iyo ehelkaadaba amiin

falastiincabdirahman
Автор

Mnsha alla wllo alle caqliga wngsn haku barakeeyo

sabawanaag
Автор

Huno m.a wan ka helay m.a hormar wacan wllo guuleyso 👏

Yahyebashir
Автор

Waxaan aad uga helay codkaaga, waxaad leedahay cod fasiixsanaan iyo Cod macaani La isku daray [ M.A ]
Mawduucyada Sida Taariikhda, Qiyamka nolosha imw noo soo badi.
Maantaaba iigu horrayso waan Rukuntay Jannalka.
Horay usoco Guul iyo Horumar wngsn❤

From #Puntland Galkacyo

Mohamed.Fuaad.
Автор

Waad mahad Santahay walashey qali muuqalkan wax yaabo badan ayaan kafaa idey

maxamedfaxalka
Автор

Wlhi gabdhaha hormarkoodu waan jeclahay

elmz