Day routine malinti waxa marsado oo nabraha Iyo gadudk iga cawiyay #dayroutine 

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mostrazure siffiiican maxaa inoogu tusi waysay abaayo magaciisa namaadan tusin

maryamoaar
Автор

Mxd xireysan oo idin ku yaalo yaab wlhi xaad lama xiiro meshi tinta ka baxdo wasaq aka gelayo

aliyaasli
Автор

Jiiya xbbti beeryaha kuma argee xagee Adeey

muniitaofficial
Автор

BACK Back Huuno mcn Update saas u ahow👸😍🇸🇱

quennafiza
Автор

Hamiga iyo hiigsiga aad leedahay allah ku sahlo wll hadii aad subscribe iis saar wll qali mhdsanid

yacquub_mohamed
Автор

Walaaley afsomaliga maxa ugu marganosa si fiican uhadal keep going

fathimamohammedxusen
Автор

Xasha waji laxiiray waraaba camalee duf kaaga soo baxee

hibocnuur
Автор

Adunka wllo waji cadays iyo waxas kaliya sax isnuuris ceeb malaha lakin walashayey qaliyey ilahay ulabanayna laabta tashwishka ad sartay wllo khamar yar sowado marka shashad so fadhisanayso wayo ilahay in lagacabsado weye awood malihin geerida xasuusnow munit walbo malakul mowd aya daba jooga ibnul adam cirmiraha alaah hakudhereyo wllo khamar yar qado laabtaad ila xabadkaaga qarso asc

nadiyasaid
Автор

Night routine soo samey xbbti dadka kugu wajiga ah

mariahassan
Автор

Welcome back jiyaa bea apyo hanaga caajisin mar walpo

hodanabdulle
Автор

Welcome back jiyaa bea apyo hanaga caajisin mar walpo

hodanabdulle
Автор

Wll ado raliya ani finan an qabaa midida wajiga lagu xiraya finan ka ayey igu badisaa

umusalmacraxman
Автор

Benta naga dhaf malin walbo waxan ma marsatidee

umuabyan
Автор

Cream ka body inte laga hela nosheg hee

xaragodheyman
Автор

Masha allah keep going my dear sis and welcome back

dolaybashar
Автор

Said kugu xiisay🥰ani ahaan abaayo so noqod wanagsan hana ilowin dad dhan adiga ku sugaayo aya nahay

nadiacumarcabdalla