My Office Tour 2024 ( Xafiiskayga )

preview_player
Показать описание
Salaam

Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service

✅ SUBSCRIBE GUYS

Gelle Bashir Academy:
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mindset ayaa lasku dhaafay, ragga reeraha ka sheekeeya qol mugdi ah ayey ku xidhan yihiin. Awoowe horay u soco

alphadigital
Автор

Caramada lafta qabiilka madobeyay qaqlayashaas qol modow intee hoosta ka xirtaan kolba qabiil caya si ey gifti yaro sintimasl jogo u helaan iyo sida ninnaftiisa hormariyey oon cidna ubaahnrn sameeyo ayaad na tustey keep going ustad❤

Urcristiano-zn
Автор

Kuwao meshan ka ooyaya ninkaan guulihiisa inuu xuso oo history iyo kayd kaduubtaiyaad u diidan tihiin maxa naga galay negative baad mesha kaso buxisaan Somaali maryooley saad qabiil uga shkeynyseen maskaxdii baad dabada ku wada sidataan sero education baad wada tihiin zhp waxan ku leyahay guulo faro badan gaadh aduubka horomarka gafhaya yoolkaga ka tiigso never give up ✅

mohamedalpha
Автор

Masha Allah ustad allaha kuu barakeyo xafiiskada runtii dadaal badan baad sameysay. muqalkan dhiirigalin ayuu u yahay dhalin yarada somaliyed.

xaajicunaaye
Автор

I actuallay love to see somali successfull men proud of u brother man❤❤❤

Teamfan
Автор

Mashaa Allah bro Muuqaal qurux badan waxuu dhiiragalin uyahay dhalinyarada kufikiraysa inay online ka kashaqaystan xita office kaada qiimahiisa waa macquul

SabirikeySaabirkey
Автор

Walaal dadaal badan, Ilaahay ha ku abaalmariyo shaqadaada adag iyo dadaalkaaga joogtada ah. Sii wad halgankaaga, waana hubaa in guulaha waaweyni ay horey kuugu sugayaan. Waxaa noo sugan inaad sii kordhiso guulahaaga oo aan kaaga faraxno.

BossmanOhio
Автор

Maashaa Allah waa heersare ustaad lacagta xataa waa normal. long life

Mubarik.N
Автор

Meeshaan xafiis qof leeyahay uma eka.
Waxay u egtahay xarun shirkad wayn oo xafiisyo badan ku yaalaan.

salmanosman
Автор

Guuuleyso wall dhiirigalin bay u tahy dad onlineka ku shaqeyn doonaa sideydoo kale.
Mahdsanid

abdishakourmohamed
Автор

Horay u soco, meesha raga qaar qabiilada ka shekeyaan adiga naftada hormarisay horay u soco.

mahamedabdikadirhassen
Автор

Masha allah waxa la idhahdaa virtual offices waxad kiraysan kartaa 1 hour, 1week, 1 month just dadbadan oo freelancer ah ayaa isticmaala office noocan ah aduunka shirkadan inbadan bay ku taalaa

saadiqhuseensiciid
Автор

Masha Allah guul ayey inoo tahay qof Soomaaliyeed oo hore mar sameynaya ilaahey aduun iyo aakhiro ha inoo wanaajiyo wllkey.

mohamedahmed
Автор

aduunyo sxp waa raxaysatay balse yaysan ka mashquulin akhiro isku badnoow❤m.a

NasiyeShortGuidance
Автор

Masha allah alle hakuu barakeeyo ustaad meel noocanoo kalaa waa in wadanka laga hirgaliyaa waa mashruuc wanaagsan oo international ah

zuldaanabokor
Автор

Masha Allah Tabarakalah
Bro wa meel quruxbadan oo aad shaqo quruxbadan aad umada ugu qabato Alle haku barakeeyo. Waxanbo Aad ugu sii helay in xitaa hadii aad Belgium bananka ugu baxdo in aad heli karto wa sida basic-fit cml. ❤

SAMAALE
Автор

Great touring of the office
Thanks 👍🏼👍🏼👍🏼

edumalaysia
Автор

Allhumabarik !!! May allah bless you more

ahlamali
Автор

Horay u soco wll ky qali il xun iyo xasidba allah haka dhawro

HaajaraCabdikariim
Автор

بسم الله، ماشاء الله!
اللهمَّ لا عين لا حسد

Omniah_Abdulkadir