JIGJIGA - MUNAASABDDA SAGOOTINTA – MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH | KHUBADDA & FARRIITIISA DARDAARANKA

preview_player
Показать описание
WAXAA GOor DHOW KA AMBABAXAY GAROONKA DIYAARADAha ‘’GARAAD WILWAL INTERNATIONAL AIRPORT’’ WAFDIGII MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA , XASSAN SHEEKH MAXAMUUD - WAXAANA KUSII SAGOOTIYAY MADAXWEYNAHA DDSI MUDANE CABDI MAXAMUUD CUMAR, MAS’UULIIN KALE IYO XUBNO KA TIRSAN XUKUUMADDA DDSI
.............................................................
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
…………………………………………………
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention''
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Xasan sheikh maalinta oo lahaa dadka injirta leh Oo aflagadanayay Halgamayaashii.
Kaas baa Hadda somaalia ka ah laba jeer soo noqday madaxwayne waa umad burburtay

khadarfaarax
Автор

2024 daawanayaa laba nacas siiba cabdi ilay

abdinaasirahmed
Автор

Noloow Professor.Hassan Sheikh Mohamud

cariifmohamudmohamed
Автор

dad waxa u ayaan daran dadka xasan sheekh loo maqaarsaaray ee cadawgu ugutalagalay in lagu baabiiyo umada soomaaliyeed

abdiadeen
Автор

Waxaa iigu daran midka yiri Ethiopia waxay u duubatay siday wax ula qaban lahayd Soomaaliya! Hadal bilaa xishood ah.

mohamedhashi
Автор

maanta oo 2019 ah yaa daawanaya, fajac & amakaag

ibrahimhassen
Автор

war waxan wuuna cebeeye xitaa loma quro madax weyne nimo waxa ladhahayaa xasn stupitkan ilhy naguba soo celsho

fartunhilowle
Автор

welcome mudane m.xasan sheekh bagaa soo aragtay somalida ethiopia qaabkay isu maamulayaan kana qaado cilmigiyo siyaasada ee lagu maamulo bulshadaas

somalimediaonline
Автор

2021 ayaan dawaday nacas xunooo doqona iga dheh

sultansomalijr
Автор

xasan qoslaaye muu filayn isbadal inuu dhacayo

abdim.m.q
Автор

Madax Wayne qaran baad matalaysaa
Hadalkaaguna Qiimo malaha
Ma aqaan ma cabsi baad saa u samaynaysaa uuff waa na ceebaysay (ragii dalka u dhashayna waad ku dhex cayday ) karaa madii baad iska qaaday

nawaalahmed
Автор

illaahay ku cadaab kan soomaali wuu ceebeeyay godka lagu cadaab yeey muxuu gu uhu been sheegay

abdiweligaaleri
Автор

Dhurwaa Dharaar Ciyay
Alah Kuma Asturo

xasanasad
Автор

Waxaan layaabay dadkan dhaho somali ethiopian waa in laxoreeya horta Somalia waa inay qabyaalada ska daayan oy qarxiska skadaayan oo clamada badan iyagoo somali ah oo ay skadayaan ooy midoobaan soomali ethiopia wa xoor school ladi oo dhan dugsiaga hose ka dhaxe iyo kasare afsoomal ayay kudhigtaan oy dhaqankoode na kubaraan qabyaladina kamataagna haday Somalia qabyaalada skadhaafto somali ethiopia na way kuso darsami lahaayed Somalia Allah somali ha isheshiisiiyo aaamiiin

makoahmed
Автор

Ilahi xaqaa hakasobixiyoo ad kagashay mudaa somaliyed

deynababdikarim
Автор

I dont fear any one but truly we colonize ourselves we somali

manenoml
Автор

culusow waa bintaa sxb iskada amxalara ad iska gadesid sxb ilaahey mar danbe kuma soceliyo

engsayidhajiciise
Автор

Cabdi oo oga mahad celinayo madaxweynaha magala madaxdi uukayimid isago qalbi dhagax kahadlayo

AL_shahada
Автор

kan xasan sheekh maxamuud daba tagan caag miya mise qof nool yaab somali waali cas wale

tygat-rawwdope
Автор

Ala ciilbadanaa maalintaasba waa Nasomadha manta oo ay taarikhdu tahay 3 4 2021 Baan daawanayaa

saadaqaxmed