AHMED BUDUL DHAANTO CUSUB CIIDANKA DEEGAANKA ERAYO CAJIIB AH

preview_player
Показать описание
DHAANTO CUSUB ABWAAN AHMED BUDUL
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Guulaysta wllhayo
Re DDS ❤❤ from somaliland

sahraqadan
Автор

Hadan ciise nahay waxan hayna garab dhamman Somali ogadeen iska nolada

DoualehHassan
Автор

Guuul wlle ragas ogaden wa nasab dhaba somalida kalle iyada is laysa lakin iyagu shisheyay la dagallan guuul ogadenia

Abdihakim-jebt
Автор

Wllky ayaa ku dhintay guusi nimu ku dhintay ana waxan rajaynaya inan dhulkayga ogadenia udhinto

Abdihakim-jebt
Автор

Hoo Baaruuda. Canfarey. From Hargeisa.

axmedmowlid
Автор

🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯 guul somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

OmarWaberi
Автор

Abwaan axmed budul halayay halganku abaabul kama soo hadho kaalintaadii waad kasoo baxday guulaysta adigiyo kooxahaaguba❤❤

JabeeDacar
Автор

❤❤❤❤❤❤❤ geesiyasha layu soomaluyed masha allh guuul guul rer siti allaha dayo layu siti

roblehdarar
Автор

❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesiyash liyu police Somali e guul mashallah guul wain

ZahraHassan-py
Автор

❤❤❤❤❤❤gul gul Somali e guul Liyu Police Somali e From Djibouti

ZahraHassan-py
Автор

Guul iyo gobanimo fanaan qaran Ahmed budul

aadanaar
Автор

Guul somali galbeed inchallah
Eryada canfarta 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

OmarWaberi
Автор

Nolada liyugena inshaallah guul iyo gobanimo

wilsanhassan
Автор

Guul iyo gobanimo ciidamada DDS cadawgay hujuuman horjogsan waa.
💪✅💪✅💪✅💪✅💪✅💪

AminaHussein-mz
Автор

habenadii lasodhfay waxaan fiicnen ban malayay basa mataad kabax satay abwaan buduloow

AbdifitaaxYare-id
Автор

ABWAANKII WAYNAA EE SOMAALIYEED🇸🇴✊️ ❤❤❤❤

MohamuudYare-hesr