Axmed Zaki 18 may Kassel Germany Full HD

preview_player
Показать описание
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

mansha Allah somalilander halka rag igu qaaaliya ayan ku arka

siciidcawil
Автор

مشاء الله ربي يحفظك جمهوريات صومالي لاند

israluula
Автор

alla maxa meesha rag ka buuxa allow inamada no dhowr happy 18 may

kalgacaylkuwaqanisomalilan
Автор

masha show jarmal kii somaliland ayaa iskugu timid walee wadankii cidi kumay hadhinba 💚💬❤ viva somaliland meel kastoo joogtaan sidaa ujeclada wadankiina

faisamohamed
Автор

Waaw viva soomaliland masha allah❤💚💙

jamiilanuux
Автор

ulul❤💜💛💕💖💞💝💗💘👏viva somaliland ❤ 💟 🌷 💖 💞 kanaxoow naftaa ☝

Hooda
Автор

xaqiiqdii anigu isaaq mahi Ogaden ban ahay hadana seey iskugu duban yihin markan arko Wan qiiroda waliba jariiraca igu jabta inolada walaladay garaabkayagi ba tihin dadka waa loqira bahasha xasiid nimada ba nagu badan hadan somali nahay war dadkan waa dadka yagii o deganadodi nabad ka dhigtay ee aan laa dabal dagno o ku faraxno

canababdi
Автор

Masha allah happy 18 may waxay ahayd xaflad laysku arkay

mustafeabdiwahaab
Автор

Am proud to be somalilander hanolota my dhiigayga ❤🗯💚

qalbidejiya
Автор

HPPY 18MAY MAALI XASUUUS WAYN SANADKA 2018 WAA IN AAN DHULKA IYO CIRKABA KA XUSNAA REER GERMANY

hamseroyal
Автор

ululululululululululululu viva somaliland ❤ 💙 💚 💛 💜 💜 💓 💞 💝 💘 🍎🍚🍏✌

Hooda
Автор

Somaliland waan daawadaa uun i enjoy my ppl my beloved wallee Gobta reer Somaliland wadankooda naf iyo maalba wey dul dhigeen maalin shacabka Somaliland thanks la yidhaahdo ayaan u baahanahay oo Holiday peace and love Somaliland

hamzegalool
Автор

mashaa Allah Somalia khaasatan koonfur galbeed soomalia

ayahanolashachannel
Автор

Guuul sland waa xaqiiq maxaa halyey u go ay qaranka

amuunmohamed
Автор

viva somaliland dadka kale waxaynu dhernay gobanimo iyo inaynu isjecelnay mel walbo anynu jogno guuuul reer somaliland

asmamaxamudmaxamud
Автор

jaramalka waxaaa kunoolbaaa waaareersoomliland alllow dhowr wadankaygaa jecliyaa viv soomaaliland

qanyosmanshalllahcadimahaa
Автор

ma ciyaalkii doontu sidaa waxooga bilaa qaab tahay meeshu isku dhex yaac badan baa jireee, , ala yaccizak lakiin fanaan axmad zeki baa nuuriyey, ,

Sultan-rjqn
Автор

aniigo ah guuleed faysal gadh haye kuna magac dheer afyar

cabdiclaahi
Автор

masha allah il iyo cawriba la aada dhalinyarada somaliland

cabdirahman
Автор

manchalah dhalin yarada reer Kassel ad ban usalamaya sida farxadu Ku dheehantay ee ay USO dhaweyeen malinta qaramada somaliland

cabdiclaahi