AHMED ZAKI Heestii Koolkooliso 18 may Germany 2018

preview_player
Показать описание
Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Adaan koonka kuu jeclahay qalbiga kalibaad KU tahay karamaan KU hayaayo korkaad isaaran tahay mom ilove uu hoyo mcn ...inta jecel hooyo like Saar he ...Ahmed Zaki nolow my brother

somalilandmylovely
Автор

Masha allah halka wxn ka arkaaya aptigay subeer happy 18 May dhamaantin

hodanabdikadir
Автор

Sanadguuro wacan 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺👏👏💛💕💔

ikhlazyouzzif
Автор

#18MAY korkaad ii saarantahay calankaygow 💕

Workhard
Автор

Axmed zaki Germany il buuba ka fahmay aan dadka kale ka fahmin mise naag deutsch ah buu ka helay

sahalibra
Автор

Isaaq waa kibreen Wlhi aaway Marexaankii wasi jiray

mohamuudahmed
Автор

Alla maxaa meesha naago tahriib kusoogalay jooga warba ana aan imaade germany

hafsamacow
Автор

Sanad Guuro wacn wllhy💚💬❤✌💋 💋✌✌ Lkn calanka towxiidka ku qoran yhy haku dul heesina ✔

dhudiyeey
Автор

Rer Somaliland waxaan idin leeyahay hanmabyo meel kastood joogtaan farxad igu nolaada dhamaantin koon kaan idiin jeclahay madaxaad isaaran tihiin dadkaygii Somaliland

somalilandmylovely
Автор

Yaahil sanaa xaarland bal eega calan ka ay ku qorantahay laa.ilaaha ilala muhamaed rasululah scw scw ayay mesha heesaha iyo musigu kasocdaan la dhex cararayaan dhamaantood waywada cabsan yihiin isma dhaanto iyo dhashooda weeye

amlaidilhasan
Автор

wlhi dhigaygaan uqubayaa somaliland guul dalkaygiii

sabriinaAgaas
Автор

Dadkaygu orad badana Qofki 7 baan ahay Like isii

zoyamukhtaar
Автор

ahmed zaki libaax somaliland one love 💚🍙💖🙏

abdirzaklondon
Автор

Midhaa kofiyada xidhan madaax u furan 😂😂

eidmohamed
Автор

Heeso 18may ah ba la rabe waxay ikolkoliso bisinke

---
Автор

Alla Germany dhocil xun badanaa o ceyr dishey kii faraha. Go. Naa waa kas camerada labodayaaa

dhoolali
Автор

Yes first eedo like ta igu qabta iga iga danbaysa😇😇👈

sofiamohsen
Автор

Niyaw naagahan Germany ku nool foolxumo badnaa wuxu

mudanemudakar
Автор

Kkk amiid yasiin ma kuwa uu dabada ka waso ayaa kamid thy dabaalkiiyow

liibaanofficial