'Soomaaliya & Itoobiya midna dagaal ciil uma qabo' - Gud. Difaaca Madax-banaanida iyo Midnimada Dhul

preview_player
Показать описание
Wareysigan oo uu Isu duwaha Guddiga Difaaca Madax-banaanida iyo Midnimada Dhuleed siiyay BBC da, ka hor shirka wadahadalka Soomaaliya iyo Ethiopia uga socda dalka Turkiga, ayaa waxa uu kaga warbixinayaa waxa uu yahay guddigan oo la aasaasay kadib is afgaradkii Somaliland iyo Itoobiya u dhaxeeyay ee ay gaareen horaantii Janaayo sannadkan.

Sidoo kale waxa Soomaaliya uga qorsheysan inay uga jawaabto, iyo ilaa inta ay gaarsiisan tahay qiimeynta ay guddigan ku sameeyeen si guud xaalada
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

“Walee beshu hortiina ayaye eman“
Viva Somaliland
Ethiopia 🇪🇹🤝Somaliland 🟩★🟥

Nooral
Автор

ninka gurigiissa difaacani kariwayaa turkigu hadifaaco !!!! anigu ma baryootamo from saylac ❤❤❤❤❤❤❤❤

qwertyaserty
Автор

Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

husseinomar
Автор

Walalo Tabasho ma qabnee xiligii aanu tamasha qabnay waxay ahayd intii u dhaxaysay 1960 ilaa 1980 tabashadii anu qabnayna wii nalogu jawabay waxay noqotay xasuuq iyo xaqiraad makaa 1991 kii waxanu ku gulaysanay xoriyadii anu luminay inanu soo ceshono eee hanagu habsamina dalkiina waxuqabta

aminaahmed
Автор

Somalia wax la dhoho way bur buraysa taa ogow uu ku bushaaraysta somaliland oo an la aqoon sanen ba kabihi idinka kuleelisay😂😂 Somali cida awooda leh ee somali ramuudka U haysa ogow inay somaliland tahay shacabkinan runta U sheega waxba niyada ha U dhisine waxa jiraya Hal dal oo la dhoho Somaliland ❤❤❤

ShakuurMudane
Автор

Ninkan wajigiisa ayay ka muuqataa inuu yahay qof sharaf leh ❤

dalaisacgibril
Автор

Reer somalia xasidnimaday la daba socdan somaliland ayey somaliland na horumay ilahay ku siiyay iyo nabad dad isjecelna ka dhigay xaga ayeguna ay nacaybka isu hyaan iyo dalkodi oo nabad u noqon wayey illahay ba hore u shegay wllka hadad xaasido inadan meel gaadhay alxmdlilah somaliland wan ku faraxsanahay siday dalkoda u dhisten nabadodana uga shaqeeyen ❤

ibnubacays
Автор

Wareysi aad u qiima badan well done Mohyadin waxaa noo keentay siyaasi fahmi kara shaxda cadowga guuleyso wasiir Abdi Aynte

AbdishakurHM
Автор

Ethiopia waxay haystaa Baay. Gado. Hiiraan. Jubaland. Maxay tahay sababta dhulka wayn aad uga damqanwaydeen oo aad uga danqanaysaan bad. Caqliga saliimkaa waxuu sheegayaa indhulaka ay haysato laga saaro.

abdulfarah
Автор

Reer konfur beenta iyo riyada an Dhabi aheyn tariikh dhabti red sea somaliland ba iska leh lkn dowlada reer konfur dawlad lagu qaldamay charter 7 ba lagu celinaya u diyar garoba

abdihoori
Автор

Masha Allah, ninkani aad baan ugu bogey wareysiyadiisa. Waa nin caqli iyo aqoon badan. Waxaa fiican in dadka dhalinyarada ah waddanka Hogaanka dalka loo dhibo. Odayaal da' ah oo waxba qaban karin ayaa wadanka fashaliyey.

peaceprosperity
Автор

Qadaad weyneey iska daaya neefsiga aad neefsanaysaan aqoonsiga waa lydiin ilduufay xaasidnimaduna s.laan waa u dan aqoonsi buuxa waanu helaynaa nacaybkiinuna waxba na yeeli maayo oo ilaah banala jira isaaqna gobanimo iyo samir ayaa laga abuuray samira ma hungoobo gunta xaasidkeedana waa noogu badisaa

AdamJama-vo
Автор

Adigu. Waxaad. Tahay. Ogaadeen. Ogaadeena. Waa. Itoosom. Markaa. Ha. Kahor. Iman. Qarankaaga. Itoobiya

SiciidAhmed-wiux
Автор

Kolba nin cuqdadysan so fadhiisiya, waar somlind hda ayuunby si Aaminty inaad iyaduun xaasidysaane, ino wda gameka waaba wx fcn wxa Aad smyseen o dadkayaga ayay tusysa ind colaad no hysiine 👌

fawsanmohamed
Автор

33 sano Somalia iyo Somaliland way Kala maqanyihiin. Dibna isugu noqon Maayaan. Awoodna uma lihid aad wax kaga badali Lahayd.

abdullahroubleh
Автор

Mr Caynte waa shakhsi caqli iyo cilmi isku darsaday maasha Allah

shafihussein
Автор

WAAD SHARAF BEESHEEN HADIIBA HOBYO LA BARYEYSAAN ITOOBIYAANKA..

SE HESHIISKA ITOOBIYA IYO SOMALILAND IDINKA IDIINMA TAALO

HRU
Автор

Faqash iyo moryan waa naf la caari. Hadalkiisu madax iyo mijo ma leh. Markaa horaba dad caqli yar ayey u dhasheen.

haboon
Автор

Absolutely 💯 wasiir caqliga allow kuu daa wllh waa hadal qiimo igu fadhiya sida dhabtaa uga hadlay waxa laga filan karo cadowga ethiopia tusaale hade ka laaban hadalka gafka ku ah dalkena iyo dadkena waxa ee la imaandonta barito oo ah somaliland intaa ka aheen iyo dood kale very good 👍

cumarxuseenchannel
Автор

Intaad xaqiiqda iska indha tiraysaan meel gaadhi meysaan. Arintu Ethiopia maaha ee waa Somaliland!
Haddii aad rabtaan in Mou gu burburo aqoonsada Somaliland, waa haddii runti tahay inaad Soomaalinimo aaminsan tihiin.
Waa diideen, idinkaa cirka roob ku og.

ismailjama