Magaaladda Hargeysa Waxaa Lagu Soo Bandhigay Buugii Madaxwaynihii Hore Ee Maxamed X. Braahim Cigaal

preview_player
Показать описание
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.

Category
Category
Entertainment
Category
Entertainment
Category
Entertainment
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Alle ha u naxariisto

Hogaamiye qaran buu ahaa

ugaazabdirahmanhasan
Автор

Allah ha unaxariistee halyay qaran buu ahaa

mukhtoabdi
Автор

Maansha Allah Allah hawnaxariito m x ibrahim cigaal halyay qaran buu ahaa ina hore loo qoranaan u haystay ba laakin hada wuu mahadsanyahay prof Hassan

museibrahim
Автор

waxa laga bartay kufaru quraysh ayan ladagalamaya 1994...
عليه ما يستحق من الجزاء

dirsooc
Автор

ilaahay camalkiisii ha ku abaal mariyo

caliguhaad
Автор

Gudka lagu janee geesi naga baxo guul dhashuu ahaa

hibonour
Автор

Kii siyaad barre xooga kaga dhacsadey ka waran ader war bahasha inaga badhxa sxbyal

ciidciisemaxamed
Автор

Waxan akhristey buugisii hore balse waxa ka buuxay amaan badan oo cigaal u huwiyey taariikh noqonmayso qof aad buun buunisey

franklinrosevelt
Автор

Cigaal waa aabaha ruuxiga ee jeegaanta maanta jirta bal u fiirsada intaa hadlaysaaba waa qoyskiisa oo qudha waa wada Awal qabyaalad badanaa reekani

moegreenback
Автор

Qofkastaa waa inuu adeerkii buug ka
Waayo buugaagta iminka la qorro qofku isaga iska qorraya ama adeerkii ayuu ka qorrayaa.
Lkn nasiib darradu waxay noqonaysa cidna akhrisan mayso.!!!!
Waayo waa la garanayaa cida qortay, teeda kalana maba jirto fikir iyo taariikh ay somalidu isla ogoshay

yusufjamanoor