ABDIRAHMAN NASRI XUBI DAARA OFFICIAL VIDEO

preview_player
Показать описание
S/Title: XUBI DAARA

EREYADA/LYRICS : Daaha Abdi Gaas

LAXANKA/MELODY : Abdirahman Nasri

Music/BEAT PRODUCTION: Dj Adam

VIDEO/ EDITING: WAQAL PRODUCTION
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dareenkaga markaad doonaysiyo 🌏
Ruux qalbiga deeqa 💯
Waa ka dooro tii igu mudnayd 🙅
Dumar xanaaneeya 🛌
La dakee jacayl Ruux yaqaan 🤼
Waa Dawoo kalee💑

Isku diran iyaga laysku daray 💋
Saw ma nihin daara💥
Isku Dana daryeelo xubiga 🙀
Saw ma nihin daara🔥
Isku diran looso daawado 👰
Saw ma nihin daarma🔥
Isku Daba igaga laysku shido 🔥
Saw ma nihin  daarma 💥

Jacayl lagu duray waa kiniin
Tanni dabiinkayga 🛌
Duni kaleh Ax Yaa xuural Cayn
Dahab la ii keenay 🫂
Dun xariira nolol fiicano
Diinta ku barbaartay💘

Ku daabaca kashiino ku qora
Sidayada dookha 💘
Sidayada daneeyo Dibnaha
Bara dareenkisa🙀
Kadawada jacaylkoo qalbiga
Sidayada doorta 🫂

Isku diran iyaga laysku daray
Saw ma nihin daaran😊
Isku Dana daryeelo xubiga
Saw ma nihin daara❤
Isku diran looso daawado
Saw ma nihin daarma🫂
Isku Daba igaga laysku shido 💘
Saw ma nihin daarma ❤😅
3:00

taaxojr
Автор

Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤❤❤❤❤❤

ASADHAGIOA
Автор

Heesta Waa Heesta KaliYeen Ugu DhagaYsiga BadnaY Heesaha soomalida Nasirga Fanka FaYsal Cumar Mushteega Hada Waan ku Wataa Awoow ❤

BukHaariMustafe-xg
Автор

Abdi rahman nasri nin aan taageero wllhi heestan waxan halkan ùga qaadayaa marwadeydii maadriya mohamed osmaan jaamac ahmed qurux❤dareen haga markaad dooneysid ruux qalbiga🫀deeqa waa tan aan doortey ugu mudneyd dumar xanaaneeya la dakee jacayl ruux yaqaana waa dawoo kale my wife🫂💝🖇💍isu diran lasoo dawadoo sow ma nihin daaran❤❤ alle cimariga iyo caafimaadka ha kuu dheeraayo hadaad akhrido qoraalkeyga mahadsnid pr0 and sister🎉 05/12/2023

abdirisak_buskulaawi
Автор

Heestan wan xijiyay ha la iga qabto nasriga 🔥waxan ku dhagsanayaa xafiskyga an ka shaqeeyo gooptu wa Addis Ababa 22, 12, 2023 malin chume ah ❤

asmaasal
Автор

Nassriyow qalbi ahan ayan ku jecelahay wllo codkaga qudha 🥺♥️

wardicaddey
Автор

Fankuba waa isaaq war waa idin salaamay isaaqow naag mj ah baan ahay salaanta iga qaad❤

zuuzaansheikhmohamed
Автор

Codka%100
Musik %100
Laxanka%100
Erayada%100
Video%100 🎉🎉🎉🎉

Zakiabdi-pg
Автор

Nabigeenii maxamed aanku salino scw scw scw

AdanAhmett
Автор

Ma. Abdirahman nasri Another level habar jeclo Reer daahir gobanimadaa kugu ogaah guuleyso 😢❤

maxamedcabaas
Автор

Isku daba iyaga laysku shido sooma nihin daarma wafwaf best song 2023❤❤🎉

Africa
Автор

Waa muhiim inu fanku heela markasta fanan cood dahabii ah le oo soo casriiyeya C..rahman nasri 🔥🔥🔥🐐🎤🎸🎸

Mohamedgogoye
Автор

Isago jcyl dacada lacag iyo waxkasta isiiya hadana anan qalpigayga u furin marku 3:00hapenimo marku saqdhexe dartayda uso baxay o meshu so marayo halis thy kiniini şu igu keeno ayan jecllaaday cawa😢😢😢 la dakee jcyl Ruux yaqaan wa dawoo kle ee😢❤❤

SamiiraAhmed-qo
Автор

The lyrics, the voice, the choreography & videography…Next Level🔥🔥🔥

ilham
Автор

Dareen hagga markaad doonaso ❤ ruux qalbiga deqqa waakan dorkii ugu mudnayd dumar xananeeyay 😊😮 qaaty intaaas

inamaxamuud
Автор

Waxaan hees waa dhaafeen magac kale halo bixiyo ❤❤

AbakarNor
Автор

Cabdiraxmaan xuseen “Nasri” waa fanaan dhamaystiran. Cod ahaan iyo laxan ahaanba. Ceeb se waxa ay heesihiisu ku dhigeen macna-darrada erayada. Kalina kuma aha e, waa mushkilad jiilkan hadda heesa haysta. In uu hiboole yahay se, cid ka murmi kartaa ma jirto.

Cabdimajiid-Maax.
Автор

Axyaa hees
Waxan dhagaysanayaaa 8 /12 / 2023
Aniga iyo afar kamida asaxaabtayda
Waa maalin jimaca ah 4 :37 galabnimo
Goobtu waa jigjiga waxan sugayna dhoof inshalla waxan u soconaa america ❤

ShaaficiAbdi-on
Автор

Wof calayk!!!! Yaa Nasri

“Sidayada daneeyo dibnaha bara dareenkiisa”💋🫶🏻

ifrahali
Автор

Quruxdiisa iyo stylekiisa Ayaa heestaba igala wayen 😢

niciimaabdilaahi
join shbcf.ru