ABDIRAHMAN NASRI - UBAXYO DHAXAL GALA OFFICIAL VIDEO

preview_player
Показать описание
SONG TITLE: UBAXYO DHAXAL GALA
ABDIRAHMAN NASRI 2023

LYRICS: MAXAMED SHILKE

MELODY: QAMAR SUUGAANI
MUSIC: QAASIM KARAAMA

VIDEO SHOOTING: HAMSE INDHO AND WAQAL
VOCAL RECORDING: WAQAL
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qof kasta Oo qoraalkayga arkay waxan u rajynayaa caafimaad iyo cibaado suuban ❤️

kaafiyaabdirizak
Автор

inta aaminsan in KALAAMKA AALE SWT uu wx kasata ka mcnyhy

caashaabdirahmaan
Автор

wax la dhageysto waaxa ugu macan quraan ka ❤😢

hodanaxmed
Автор

INTA AAMINSAN IN QURAANKA ALLE KA MACAAN YAHAY HEESAHA LIKE DHAC KU SII😢

MAJEERTEEN.
Автор

Fankuba wuxu leeyahyh hal laxamayste waana qamarsuugaani ❤

LoVeR_Man
Автор

Qof walba oo ay qalbigiisa tabanyso wan salamaya😥💔

Abdibassed_mohamutt
Автор

Waa dareemay inuusan meesha ka marneen lagend of melody🙏😍

koofiyadofficial
Автор

Qamar fan qurxiye shilke erayo mug iyo miisanle nasri is not EASY ❤🎉

MahamedZaki-tt
Автор

Waar ileen heesta rooxanti qamar Suugani ayaa laxanka saaray ❤

essateddyofficialmusic
Автор

Heezta lapa fanaan pa izkugu tagay goat kii fanka qamar sugani iyo abdiraxman nasri golden voice🔥🔥

Zakariyegd
Автор

qamar suugaani waad ahaaneysaa marwalba ka u fiican dhinackasta dhanka fanka the best melody

mobaar
Автор

King of melody Qamarka fanka shida is not easy

m.walimusic
Автор

Heestan way shidan tahay maalmahan 1M+views markay gaadho love-ta ha uga illaawin plls

yarabbi
Автор

Heesta waxa qurxiya oo shida waa laxanka waxana arkaa inuu laxameeyey qamarka duula❤😎

handeeq
Автор

GOATKI BAA LAXANKA SAARAY🔥QAMAR SUUGAANI🫡

samiirstudio
Автор

Heeskan 8 days Bay jirta balse waxad mooda Ereyada heestan in ay aniga iga so maaxdeen😭😭💔💔 waxaan jeclaaday wiil aan kala dal joogno asaga dalshisheeye buu joogay hadane sidas o ay tahay kala fogaanshaheena dhib nagumuu keenayn jacayl xad dhaaf ah baan u qaaday wiilka 😭😭💔💔 ka dib wuu inaaday wadanka waliba anago isku faraxsan waan soo dhaweeyey si aan caadi ahayn🫂🫂🫂🥺❤️❤️ wiilkii mudo marku joogay wadanka baan is badal ka dareemay😭😭💔 ka dib weydiiyey maxaa jiro balse asaga idhahy ma kusii wadi karo bes😭😭😭💔💔
Dhaliil hawga tudhin dhag kuu nugul
Qalbigan kugu dhegey dhab kuu jecel
Hadalka wax u dhime dheh kuu hadhay😭💔

Sidii wuu I macasalaameeyey isla maalinkiiba waxan ogaaday inuu xidhiidh kale samaystay intuu joogay wadnka oo uu anigana wax uu igu reebok garan la'aa😭😭😭💔
Adan dhugan waxan dhul kuu maray
Dhantaal noloshaan dhis kaa rabay
Laabtan kugu dhigay dhac kula maqan
Dharaarba qof dhinac dhan kala soco

Ayadoo oo ay xili danabe tahay isla xiligan aan fariintan qoraya hadana weli waan ilmaynayaa with out Reason 💔💔💔😭❤️
Maxaan u dhafriye dhib ugu mudan
Dhalaan si uu yahay dhab ugu sidan
Dhaqaaqa wadnuhu dhug ii odhan😭😭😭😭💔

Waan isku dayey inaan cafiyo balse awoodi waayye oo qalbigayga midaas iyo xanuunkagaaray awgeed ii ogalaan waayye💔💔😭😭 iiso duceeya si aan u ilaawo😭😭💔

MssSuuraley-hkxg
Автор

Qamar suugaani fanka ubaahan isagu uma baaahna ma isku raacnay🙌👐🧊🎵🎧

xamsexadaari
Автор

Best song of year Ayan siiyay yaa ugu Racsan 👍

.Abdirahman nasri Good jop 👏

khalidjr
Автор

Laxan fadhiya iyo cod natural ah abdirahman nasri
Iyo Qamarka fanka oo is helay

hashemmohmoud
Автор

Markii aan dhagaystay heestan waxa galay xasuuso hore iyo waayo aan jeceel soo maray

Allow qof i jecel ii sahal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

MoohaFaarax
visit shbcf.ru