KHADRA SILIMO - MAR KALE BUUN BUUNIN MAYNO - HEES CUSUB - OO LAGU DHALIILAYO KULMIYE - 2024

preview_player
Показать описание
Hees khadra silimo u qaaday muuse biixi
Hees karbaash ah,
Kuwii balan qaadyadooda
Shalayba ka baxee baneeyey
Shacbiga kala baha baheeyey
Umada hantidooda boobay
Wadanka burburka u horseeday
Markale buun buunin mayno

Xidigaha geeska hees cusub
Khadra silimo, yurub geenyo, asma love, ugbaad aragsan, abdikariin ali shaah, ali zaki, maxamed maame, mustafe kante, maxamed bakaal ciro, abdirahman oday, ahmed arshe, rooda kayf,
Hees kulmiye lagu dhaliilayo.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha khadra madafac ku dhuftay gesi dhalay aqli saliim leh ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur

Fadumaabdirahman
Автор

Waa Hees dhabta taabanaysa kkk Kulmiye isagoo noolbaa la aasay ! !!

Muhyedin-zyfz
Автор

Mohamed Bk haduu halkaan ku keenay like ta😊

sasqarimdiis
Автор

Woow! Hees iyo badh! Somaliland daad nool nool ugu imo

liinmango
Автор

Allow idin soo hanuuni. Rag iyo dumar aan diintooda waxba laga barin. Caruurtiina intay yar yihiin diinta bara.

fe
Автор

Kuwii ka badheedhay buura fuulka umada wajigeeda badalaya mar kale Buux buunin mayno

Ismaaciilhassanyar
Автор

Xaqiiq xusuus mudan khadra dhool ahayd

AxmedAfrika
Автор

Waa run heestani waxaba yaan laga cadhoon, waa xaqiiq.

umm
Автор

Wasakhaddan hadilaan hablihii geesiyada ahaa ee reer hargaysa

caliducaale
Автор

Khadray Liintii Dhanaanayd
Waysiiqooshantahay😂😂😂😂
Balwataase YaakuuIslaamah

proudcitizen
Автор

Muse judhaaan gabal baas ayaa udumaaay alle kucadaab dhiiig ya caab

Qalajo
Автор

Kuwii fuulay buurta kuwii kuwii madaxooda saaray kabaha Wali a soo taagan kuwiii

Ismaaciilhassanyar
Автор

Khadra silimoy muuse biixi baa
Soo socda xabsiga

FaisalMohamud-xp
Автор

walee run ayay ku heestay. hadii musiga laga saaro waa xadiis iyo xigmad. shacabku ninka iibsanaya ee qabyaalada ugu gabanaya ha fahmaan.😂😂😢😢

ducoqabe-zb
Автор

Huwantaa xaarmajo ushaqeesa dameeeero xaarmaajo

AyaanWaano