Hees Cusub Khadra Sinimo Boqolkiiba Boqol

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Boqolkiiba Boqol Jeer Midla Soo Bandhigi Karo Caashaqo Ka Badanaa 4/5/2023 Malin Khamiis Ah 11:30 💔😥😭

NimcoDheeman-kb
Автор

Stile haben sabti scada2:40 tarikhta 25/11/2023 hadad iaga dambyso I love you wll❤

AbdiraxmaanIdiriz
Автор

Malin uun waad so boqan donta halkan farxad ku nolow hees xasus mudan😭😭😭

guuledakon
Автор

10 sano kadib bn soo booqday oon dib udhagaysanayaa fannaanadda keliyaattaa oo aan taageero khadro siLimo 🫶🏽😭🤍 inta iga dambaysa farxad io badhaadho iigu nooLaada waLaaLahay🙌🏻

deeqocabdi
Автор

XasuuS qofba qofba ku wayn💔😢 hada iga danbayso like i saar 20/4 /2024 🫶

suhaybsiciid
Автор

Maalin uun halkan waad soo booqan doontaa farxad igu noolow❤😢 9 years ago stil listing 7/6/2023

ziciidxadaari
Автор

Waxaan filayaa inaad maalin uun commentigayga arki doontid lkn tolow waa goorma😢💔 taariikhdu waa 8/8/2024❤ 02:38 habenimo hdaa iga dambyso Like dhac kusii 👍🙏

Apdalla_Montana
Автор

PLEASE HADAD HEESTAN MAR LAPAAD KU SOO LAAPATAY LIKE IIII SAAR SAAN MARKALE UUGU SOO LAAPTO HEESTAN MCN KHADRO SILIMO IS VOICE 0LD😭👸🏻❤️🙌🏽🥺

ciraxiinshaafici
Автор

Waqtigu waa 9:50 habaynimo tarikhdu waa 12/6/2025 waxan ahay Ruux uu jcylkga Nafeyey🥹💔waxa wali Niyadayda ku jira qofkii aan bartay 27/2/2024 Wana qof anan la socon xlda aan kujiro heer wxa igarsisay Aan dadki ka dhex baxo dabecad ahan nafsiyad ahan aan intaba is badalay adi dartaa💔🥹wax aan dhaho ma aqan lkn wxa Rajayn ina malin uu so laban donto I.a💔😭💐wali kuma Nicin sidii aan ku jeclaa ban wali ku jeclhy🥹💔

NajmayyAhmad
Автор

Anoo tahriib ku jira ban dhagaysanaya heestan fadlan intii iga dabaysa isoo duceeya🤲❤

kaahfc
Автор

Yaa Daawanaya sanadka 2022 yadooo dhowr maalin ka Dhimantahy hees igu socota woooof caleeeek

samirasicid
Автор

Maxamed ibrahim halkad tagtaba wax ku dhiba alle kuma tuso wa qofki u horeye micnha jacaylka i baray waliba mudo 7 sana xasuus hestana w aii xasuus ano galasta 7 aad ah dugsiga dhexe ayu iso.diri joray wakhtiga tagayow salama alle hanyna kulmiyo.mar labaad si niuada u ducayssnyaa😭😭😭😭🤲🤲🤲💔💔💔

filsankaapa
Автор

Ma ihi Hada Qofka ugu muhiimzan Nlozhaada' Balze Waan Rajeynayaa maalin mrka aad maqazho magacyga inaad dhoola caddeyzo 0o aad dhahdo waan u xiizay Qofkan🥰

6/9/2023 11:06 maalimo arbaca ah
Inta iga danbaysa mustaqbal fiican idin rajaynaya

yaxyeym
Автор

Malin uun waad soo boqan doonta halkan ❤ hees waayo bdn aan dhagysanayay 😢8years ago😪like saar hadii aad iga dnbyso👋

UpdiZamad
Автор

After 10 years I cane back this song still It's on of my favorite song ❤

Baabkasool
Автор

Khadra Silimo Boqolkiiba boqol jeer😭💕fanaanada kaliya een taageero❤Iyadoo ay thy maalin sabti ah 14/6/2024saacaduna thy 6:00 Fadlan hdaa iga danbeesid like dhac

Sahrayaan
Автор

Maalin uun halkan waad soo booqan doontaa farxad igu noolow 😞😞

mohamudyasin
Автор

Heestan Mudo bdn kadib ayaan fahamay macna ay xanbarsanthy Mararka Qaar Ma dareeno Xarfaha Suuganta Ilaa ay Ina Sameeyan Ood Bukaan Jacayl Noqoto ❤ 10/1/2024 🎉

HothoNaruuro-wgkw
Автор

Xazuuz ugu qliya jacayl kaygi habeenki ay ii keentay hadyada ayey ubaxaysay iminkan. Anigu berber Yaduna burco ❤ waan isku samrayna ❤ allow isku Kaya daaya

iidCismaan-chsj
Автор

Heestaan waagay soo baxday waxan filayaa inay ahayd 2012 meelahaas waa markuu aduunku samaa noloshana wax laga warwaraa aanu jirine jawi yaroo baashaal la iskaga jiray, aheey ah maxaa maalmo ina soo maray aan dibna u soo laaban doonin. 2022! 🙃

IdontKnow-hhfc
welcome to shbcf.ru