XARIIR AHMED WAA BOQOR JACAYKEENU NEW VIDEO 2021

preview_player
Показать описание
XARIIR AHMED WAA #BOQOR #JACAYKEENU NEW VIDEO 2021
Erayada iyo laxanka #Sakariye #Kobciye
Music Haynok
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Bini Adamkow dhan hadii leys kuso buuxsho ima buxin karan booskada Hooyo mcn❤😍

faay
Автор

“bu’da araga dhayah indhah lama bakhaylene kugumana bedelan karo adun badi wxa yaal”
i love him since 2018 and this song make me loving him more and more even though he’s my husbund now alhmd😭❤️ i hope he see’s my comment one day🫅

princesssmily
Автор

Sakariye Kobciye wuu iga sii yaabsadaa marwaliba 😳

hosowpro
Автор

"Niyadeyda Buug Ba Kufuran Adi Bes Ku Gara ❤❤😭😭😭

cwalicali
Автор

Heestan jacayl bn ku daremay qofki ila mida like😥❤👈

badrauk
Автор

Heestan waxay igu tahay xasuus aanan weligay iloobi doonin waxa jirta inan aanu wadda sheekaysano aad na aan u jecelahay magaceedana waa ubax mar walba aan is raacno gaadhiga heestan bay geysata❤ waxad tahay qofka aduunka iigu qaalisan een xidhiidh jacayl la yeesho alle ha igu kaa simo xpp intaan nolol kula wadaagayo weligii ma dhamaanayo jcylka aan ku qabo hadii aan adiga ku waayana ma helayo qof aan kugu doorsado waxad qalbigayga ku leedahay taalo aan magacaga ku qoray jcyl dhaba ubax abdirshiid❤

salmaanjr
Автор

Heestaan Waxay Si Dhaba Ukahadleysaa Ani&Jacaylkeyga Dhab Ahanatii Booskaaka Cidna Ima Buuxin Karto Alle Haku Xafido Xpipti 😭😭😭❤️❤️

abdul-maliknuribrahim
Автор

Laxanka Kobiye iyo miyuusiga Heynock waa wareer. xariir axmedoow in aad fanka waan ka baxayaa tidhaa waa gunnimo indr.

Raad
Автор

Yaa igu raacsan xariir axmed inuu yahay tubeeca qarnigan🔥

hmsn
Автор

Taariikh baynu soowada mariyo boqol qisoo gaara ax yaa Erayo iyo cod Xarirooz sharafi kor kaaga ha ahaato boqorkuna haku maamuuso 🦋🇸🇴♥️🌍🙏

deeqkoosar
Автор

Fannaan aan aad u taageero 🥰
Xariir Ahmed Legend 👌👏

abdillahiosmanomar
Автор

Ma isku raacnay inuu jaceylkeenu yahay boQor soomalaay 😢💜

muzakazim
Автор

Mahad walbo alle ayey u sugnaaty oo ii suurto galiyey inaan guursado nin I jecel wliba ii nxariista mhamadoow love u gcaliyooow😭🫂❤️Asxaabey isoo duceeya uura leeyahy inuu alle ubad cafimad qabo nasiiyo ani iyo ninkeyga🤲

queenamiisha
Автор

Qisadan anaga aya nala sameeyay malaha waxan xidhiidh lahayn inan 1 sano iyo badh waxa Na so wajahay caqabado badan Waxay doneen in nala kala fogeeyo lknze anaka ayan ka dhago adaygnay oo jacaylkayga u samirnay Alxmdullilah kamadambays waxan noqonay family Waxa naga siqiiray ilhii curad kii labaad imika ayay Fool tahay Waxan ku noolnay nolozha boqortooyada Ha waaro jacaylku igu so duceeya in Allah hakala nabad qab keeno Hadda waa Xaamilo ❤️🫀🫂

eidfarah
Автор

Heestan meelbay i taabatay 1 million one week let’s goo guys Xariir the one and only🔥🤝

zakariagamadid
Автор

xariir ahmed big legend wlhi ninkan fanaaninta kle wuu iga duwan yahy

liibaanibraahim
Автор

The one and only xariir axmed
Laxan music ereyo cod lagu
Dheehey fanaan Lawada leeyey

hal-abuurcawilbile
Автор

Alx inan ahay 28 jir waayo arag nimo jacayle oo so arkay midki ugu macana❤❤ 10 sanoo nolshayda kamida mantana sanad iyo badh aan qararkisi soo arkay qadhadhkisi 💔😪😪 illhy qalbigayga haydaweyo wayo iminka Dr cilmi nafsi baa xaladayda latacaalaya💔💔😪😪

keefcabdi
Автор

Wlhi heestaan waxa umalaysaa inaa aniga la isameyay qofkasta ha ahaado kay qisadu ku dhacday isku qiso ayanu nahay almost 3 years ayan wiil wada soconaa hdana waxan wada wajahnay caqabado aad u fara badan families kuwa ka yimaada ha u badnaadane, markasta dad aan xtaa waligood i arag ayaaa waxyalo aan run ahayn iyo waxay nagu kala gaynayan usheega wiilka aniga dadku aad ayay ii niyad jabiyaan oo way dhalilaan wiilka lkn nasiib wanaag waan ka simanahay jacaylka oo ma dhagaysano dadka jecel inaan kala tagno hadan aad ayay u adagtahy marka qofka aad aduunka dhan ka calmatay ama ka jeclaatay uu kaa fogyahay 💕jacaylku hawaaro waligiin nacabka ha dhagaysanina

Ismailmaria
Автор

Habanayn bartuu nacabku rabo ee ahow badbaadiya Alla yacaizak fanaan xariir axmed keep goin pro✨🎤🎶🎶

zackbotan