Sidee Ayaa Loo Sameeyaa Digital Marketing?

preview_player
Показать описание


🍿 WATCH NEXT:

⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻

MY COURSES:
MY OTHER SOCIALS:

GET FREE MONTHS:
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

Sharma_cade
Автор

Comment ugu horee waan ku salaamey warsame bade maclinka❤

Indhozz_music
Автор

Mashallah, dhalinyaro horumar sameyso markan arko waan ku farxaa.

NAHUOS
Автор

USTAAD WLAHY WAAKA NIYAD JABAY INAAN YOUTUBE SII WADO WAXAN KU XIDHI KARRI LAAYAHAY ADRESS MARAR BADANA WAAKULA SO XUDHIIDHAY WAXAN RAJAYNAYA INAAD MARKII IIGU DANBAYSAY I ARKI DOONTO QORALKAYGA😓😭

KINGTAAMIR
Автор

Macalin ka soo hadal ganacsiga network marketing ama direct selling iibka tooska ah sida lacag looga sameeyo

DrAbdinasir
Автор

SALAAM Alaykuma MASHA Allaha QOFKII 224 EE CASHARKAN DAAWADA MILLION THANKS brother 🎉🎉🎉🎉

hodanibrahin
Автор

thanks ustad warsame bade marwalbo sidaad no garab taagantahay

DallaA-
Автор

My role model insha Allah wangadhi rajadayda

umaimaumaimaa
Автор

thank you bro we are so greatfull to see you. nice shirt!!!

binglife
Автор

sxb anigoon ganacsade ahayn maka shaqayaan karaa digital marketing

MohamedAli-hhkr
Автор

Wallaahi shaqo 💼 baan u bahanahay warsamoow bilaa lacag baan ahay laakiin laakiin Xirfadda video editing baan aqaannaa please 🙏 shaqo 💼 baan u bahanahay

ThemaKEr
Автор

Warsame droshippinig mahalaba mise❤ please 🥺 jawaab

abdimahamedadan
Автор

Etsy, shop on, ,print on demand muqaal kasoo samee ustaad

kazim-vz
Автор

Pro waxan doonaya in aan barto ganacsiga

SIDIIQ.CHANNEL
Автор

Apti gaber ahay waxa rabaa sandkn inan xirafadan barto halkeen kala so hadala may so sheegi kartaa 😭wana mahadsantahay 🫶😔

AmiiroOsmaan
Автор

Ustaad ayaamahan waa naga caajistey muqaaladi free aha waa naga daysay😢

IbrahimJamac-nb
Автор

busness coaching ayaa rabaa walal warsame xagee kala soo xariira

zamsquarecommunication
Автор

Hadaa tahay qof xiiseeyo podcasts Somali inagu soo biir mahadsanid

ZakariaDuubweyne
Автор

Xogtaaso dhanba way ii duuban tahay Alxdulllah

Hamse-pl
Автор

Brother màke to us a tuto for digital marketing

GabadDitgabad
welcome to shbcf.ru