DROPSHIPPING | SIDEE LACAG LOOGA SAMEEN KARAA 2023

preview_player
Показать описание


Hadad kucusubtahy channel-kayga kusodhawow, SUBSCRIBE ii saar sidaa aad ulasocoto muqalada anso gudbiyo. Thanks

Muqalo kale oo xiiso leh:

igula saxiib instagram-ka:
@gamadid_

Gamadid Solutions (Admissions & Visa);
WhatsApp: +252612996489

for business inquiries:

#dropshipping #onlinemoney #ecommerce
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Sxp masha allah waan fahanay qaabka uu ushaqeeyo drop shopping muqaal 2baad ka soo samey asoo Practical ah qaab ka aad sharaxday asoo dhameystiran

wllmoha
Автор

Kan aaba kafiican gelle bashiir thanks my brother

maxamedgeedi
Автор

Aad baad ugu mahadsantahay soo gudbintaada saxiib mohmed.

mohacker_
Автор

Wll noo soo gali sida loo qurxiyo wepsite kaaga shopify iyo suppleir ka loola deal gareeyo
Mahadsanid❤️

zrhnrp
Автор

Sida alaabta loo gudbiyo alaabta iyo faaidada sida looga reebto fadlan nasoo fahansii

MuhammedShekhannaa
Автор

Gama diid sxb ada umahadsantahay suuqan iyo wxyabo klo badan qof somali an fahmi karo radinaye lkn ugu dambeen ada wax ii bilaabay mahadsanid sxb wx bdn inaa ka fa'ida rajeynaa💯🙏

mahirahmed
Автор

Mudane wlh waxbaad ii fa ideysay ilaah haku sharfoh.✊🖤✨

cabdallyare
Автор

Thanks for your support shortcut vedeo with a good information 😊

asiyabdirhman
Автор

Haa sxb wan ubahan nahay ayado practice ah waliba muqal dag daga kaso same taliye

yousufarab
Автор

Habka Loodhiso Blogging Website Lacagna Looga Sameeyo:

Gamadid
Автор

Wll adigo mahadsan ka waran hadad course inooga dhigto 20 ama 30 arday lacagtana course kana aan bixino.

Course live ah oo qofki su'aal qabo aad uga jawabi kartid mahadsanid.

ahmedmohamud
Автор

Ustaadow Su'aal, Qof Soomaliya Joogga ayaa doonaya in uu wax iga gato, Tusale Waan ka iibiyay, Siddee Marka Supplier ka Joogga China uu Alaabta ugu Keeni Karaa Qof Mugadishu Joogga ???

nuurkey
Автор

Wll wan u baahanahay qaab practice ah saan wax badan uga sii ogaano. Mahadsanid

yacquubabdi
Автор

Haa walaal jeclahy soo dhiig sida loo sameeyo

IsmaciilXasan-wk
Автор

Shp wllhi si fiican ayd noogu sharaxday ilahay ha kusharfo ❤

OsameElmi
Автор

Salaan sxb waxan rabey ined iga cawiso inten kala so xidhidha

abdiriasaqismail
Автор

Dropshipping waa xaaraan wlh ka fogaada aqiradiina yey ni seejin

NOf_x_x
Автор

Thank u forever in badn wad na fahnsiyay jazakallah❤️🙏💕

WardaupdikriimInaupdikriim
Автор

Sxb ayadoo itusoo itaabsiya aan aad urabaa inaa nala soo wadaagto oo waliba kaamirada aa usoo dhawedo maadaama ladhahay dabiin farwaawena wax loogu qoraa

cabdiyuusuf
Автор

Abowe asoo partical ah ma nosoo galin karta

Eza-boss
join shbcf.ru