KALAMAAN 24 MARCH 2022

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 24 MARCH 2022
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Allaha u naxariisto xildhibaanad aamina iyo intii lageeriyootay dhaantod

hawowarsame
Автор

Allah ha unaxariisto xildhibaan aamina

amalmahamud
Автор

rabbi naxariistii jano ha siiyo xil aamina io intii ku dhimaty qaraxii baladweyne 23/3/2022 dhawacane alle ha siiyo caafimad😭🤲🤲

haawodagan
Автор

inaa lilaahi waa inaa ileyhi rajicuun ilahay ha u naxariisto walasheen aamino maxamed abdi intii dhibaateysay oo ka danbeysay falalkas naxariisdarada ah kuwii ka dan beyey alah naga qabto adunkana alah.ku cinqaabo ..aakhiro na alah cadaabo waa og nahay kuwa ka danbeya sida ilahay u og yahay ban u ognahay hadan.nahay shacabka wax garta

sahraigal
Автор

Aaaway kiiskii injineer yariisow...iyo ikraan tahliil🤔aamina Maxey uga duwantahay 2 biri kadib waa la iloobayaa. Dadka ka danbeyo way iska muuqdaane ficilkas mid la mida ha lagu sameeyo. Wax walbo waa qarsah ee jeebka gacanta gelsha si Kal kooda loo xasuuqo insha Allah. Wbt nimaan aarsan uurka habartiis maqli jiraye

sifircadeciise
Автор

Asc kalamaan baa marhore tidhi shakimaleh in ay Lana shabaab waa wada shaqeeyaan

caynteabdullah
Автор

Kalamaan waa shayaadiin qabiilaysan wada ey ah

yunussalah
Автор

Aamina ilahay wixii agtiisa uyaal bay heshay.

mafahow
Автор

Waalal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin  subscribe iisar💟💕💞

marwodumar
Автор

Allaah u naxariisto inta xaq darada lagu dilay qandaraaleyaasha addunka halooga jiseeyo waxaay dulmi faleen

abdirahmanlibaan
Автор

Maryooley in Roobka dadalka la kala xadaa marka wll kood cilmi u leh usheegey. Qosal iyo caay bey ka bixi waayeen. Maanta Arabta mar hore ayey cilmigaas ogaadeen oo ay barteen.

sadiamohamed
Автор

Kalamaaney idinkuna wadasheen sidad u gabyeysen oo ugerareysen🤣🤣💪🏾

fardowsaabdulle
Автор

Allaha unaxaristo qabrigana allaha unuuriyo

daacadmohamed
Автор

Alla ha unaxariisto dhaman dadkii aan waxba galabsan ee la xasuuqay
Kuwii dilay gabadhii yareyd ee ku xushmeyn waayay inay ahayd dumar dhalin yaranimadedi waxbarashadii ay baratay iyo mustaqbalkedi ifayayba dhaafiyay ayaa dilay xildhibaanada waan qiyaasayay maamada dhashay iyo xildhibaanadas oo u qareemaysay inay khatar ku jiraan aysana ka duwanayn ikraan
Fahad yaasiin aduunka hadii aad isleedahay dhagrida dadka aan waxba galabsan baad ka macaasheysaa
Waxaan u sheegaynaa in lagu xisaabtami doono aakhirana war jiro.

musea.jimcale
Автор

Eedeysanoow waa lagu ogyahay Eedeysanoow waana lagu abaal marin farmaajo dhoohane iyo fahad yaasiin argagixisada villa somaliya qaraxa iyo dilaalka qorsheeysan kafuliyo

abdirahmanlibaan
Автор

Eedeeysanoow waa lagu ogyahay eedeeysanoow keliya waa lagu cambaareeyn

abdulnoor
Автор

Yaa soo qabanaayo dinbiilaha.meeqaa dinbiila ah oo damaasheedeedo kasoo biloow qaydiid kuxiji muuso kuxiji shariif kuxiji indha cade kuxiji muqtaar roobow kuxiji xasan kuxiji fahad.kuxiji farmaja

abdullahiali
Автор

Geedkii kalamaan iyo hotel jasiira waa isku mid waa qaran dumis kuwa ugu xun mushrooms iyo munaafaq baa isugu tegey

bocaplayzz
Автор

War eeydeesana yaashaan filada hagasoosaaro hadii kale madax dheexaa oo hawiye waalasooxabaalaa ilaahoow shartoora namooti

mahamudosmaan
Автор

Ragaan dumarka laaynaayaa. Waxa amraaya iyo kan isku qarxinaayo intuba waa Rag. Dr. Qamar Aadan, Saado, Hodan Naaleeye intii gabdho ardey ah

sadiamohamed