DEG-DEG: Axmed Madoobe oo Si Cad u diiday Dalabkii Xasan Sheekh, Doorasho & Shirka Ereteriya..

preview_player
Показать описание
Ku soo dhawoow Rays TV si aad u hesho muuqaalo cusub Fadlan :- ✔Subscribers✔Share✔Comments ✔Like ✔
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Axmed Somalidu waxay ku mah mahdaa Tolkaa iyo Kabtaada dhexda ayaa looga jiraa Reer Jubaland asxaan ooma sameyn laakiin Manta waxay mareysaa wixii Dhiiglahow kaca Reer Jubaland maanta wixii aad qabteen Liqa Oo waxa maanta socda u tanaasula Oo Maanta isku duubni la imaada Axmedna ha Badajoz dhaqankii xumaa ee kala geeyey Reer Jubaland Ee Kala Jeleysiga Reer Jubaland ahaa Adinkuna Fadlan maanta Doorta Axmed Ninkii Nool oo Alle gaarsiiyo waa wax yar Shan Sano siiya Oo hallow hiliyo D 5 Waxaan idiin rajeynayaa Guul iyo midnimo

hawoshirwa
Автор

Waxaa horay loo yiri god qiyaano ha qodin haddii aad qoddana ha dheereeyn ku dhici doontaana maogidee
isagaa qotay godkani uu ku jiro xasansheekh afeef hore ama adkeeysi dambe

rocky
Автор

Madoobe one man one vote ma rabo waxu ogyahay inan laso doranayn, kkk wa la nacay arsinalkan

Shams-ybui
Автор

These leaders don't care about their children future and they are there to safe lives of their sponsors

okonkwomoses
Автор

Hadii aan la rabin in qof walba uu codkiisa dhiibto waxay la macno tahay in aynaan weli dimuqraadi ahayn

fadumonurhassan
Автор

Axmed Madoobe waxaa dabada ku wato waa Emaaradka iyo Itoobiye waxaan dhihi lahaa dadkaaga Soomaaliyeed dhinac ka soo raac haddii kale Soomaaliya waa ay iska kaa qabanayso.

halimayusuf