Deg Deg Axmed Madoobe Oo U Hanjabay Barlamanka Cusub, Qoor Qoor & Lafta Gareen Oo Labadalayo

preview_player
Показать описание
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA

GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.

.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Xaq kumeyso bixin ceelwaq Kenya ayey u shaqeyna yan

ibraahimawil
Автор

Musuqmaaqi Hassan Sh uu sameeyey oo ay kooxda Farmaajo ku ee deeyeen, Farmaajo asagana ma Kabcadi Alle miyuu dhexe tukanaayey, Allow adigaa wax og annaga araga adigaa nasiiyey oo Farmaajo waa aragnaa oo na loo sheegimayo waxa uu Hssan yahay ama Farmaajo yahay, Hassan ceeb uu San lahayn qof uma yeeli karto Beenti waa dhamaatey Somaali manta mugdi kuma jiraan War loo soo yeeriyo yeelimaan, Hassanna waan naqaan Farmaajona waan naqaan su'aalna kama taagna.

hawoabdulle
Автор

Wax Garaad Ah ma lehidiin
MOORYAAN MEDIA AYAA TIHIN

ahmedaden
Автор

INSHA ALLAA ADIGUU CIMRIGAAGU DHAMAADAY BEENAALE

abdulahinuur
Автор

yaahuu war yur baa lagu yiri.Ahmed madobe iyo rooble iyo muse geelle waa sharci darro waxaa ay sameeyeen.waa xaaraan 16ka xubnood ee lagu soo doortay Ceelwaaq Waayoo meeshii loo ballamay Ma ahan Ceelwaaq.waa in dib loo saxa doorashada 16ka kursi

yassinmohamed
Автор

INSHA ALLAAH WERIYE GARAAD TV BEERKU KU XANUUN BEENTAADA DARTEED GOORMAA LAGA SAARAY XILDHIBAANADA GEDO ALLAAH KU QABAY

abdulahinuur
Автор

Kkk axmat madowe hadii labaxoo koxdiisa kenyatiga ah / marka horeba Somali ma sodooran mana mathalaan ? Waana laga maarmaa ?

malaakyakub
Автор

Dadkan waaa dad walalo aah oo islaa joga

quran..a
Автор

Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin  subscribe iisar❤💘💟

marwodumar
Автор

BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN..

aqoontaislaamkabaro
Автор

Wariye matihad axmadmadooban kenya ayuu anfacayaa

bashnoo
Автор

Dhabancadkii baraha bulshada
Beenaalle

miremahmoud
Автор

Nabad iyo Nolol Carsaanyada sideedii sow kuwan gees walba u carartay . ku quusta guusha waxa leh xadsn sh

hilaahcali
Автор

Adigaas. Waqtigaada. dhamaadi. Kaabo. Beentawaaye. Waxa. Sheegeysid. Oo. dhan

xaajiciiley
Автор

Maxaa lakalaguura war ninkan bal eega eriigaa iska da sxb

quran..a
Автор

Niman yahow weli dalka rajaan ka leenahay ee ciyaarta nooga daaya!!Mise militarigaan Amarnaa inay shaqadooda qabsadaaN

qaranyuusufcaliburmad
Автор

Wariye kaa dhaqan xun forever ma dhagesanine wax iskula har

canabxaajiadan
Автор

BEENAALE AYAADTAHY GARAADAW ILAAHAY KUNAC XAARAAMI AYAADTAHY

hamdadaoud
Автор

Xasan shiiq shariif waaye marka loo fiiriyo khaa in farmaajo

bashiirxuseen
Автор

Kurasta gobalka Gedo sicadalad ah haloogu qeybiyo ceelwaq iyo garbaharey somaliya aqliga iyo nabadu hashaqeyo

huseingure