MOHAMED BK (BIDHAAN QURUX) ERAYADI:JAWAAN 2016 HD

preview_player
Показать описание
GOBFILMS
Erayadi:Jawaan
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dib ayaan usoo booqday alla kuunaxariisto sooraan😢😢😢😢😢

maaidamulki
Автор

Malintaa so dhofayeey ayaan heezta dhagaysanyeey jacelykii. Gi hargiesa KU sugaan YAHY annaa dalkee. Inshallah 5years after is arki hadanaan dhimn like inta n jaceylkodi la joogin

shaymaaxmed
Автор

Heesta waxy ku wcan tahy marka safar lagu jiro cadi maha wlhi like ii sara azxpey 😂😂👍👍✈️

hanad-px
Автор

Waxaan dib usoo booqday xili uu Sooraan dhintay AHN, Maxamed BK fanka ka baxay oo shiikh noqday, Jawaan riyaawad iyo majaajilo ka niyad jabay kadib geerida saaxiibkiis, taariikhdu waa 24.06.2024 aduunyo waataas, iga dambeeyoow waa ku salaamay.

cabdicasiiscabdulaahi
Автор

Sooraan ismaaciil sugule allaha u naxariisto,
aamiin aamiin aamiin
Uduceeya wllalayaal

farxaankingbookh
Автор

waxaan dib usoo booqdey ayadoo Sooraan Dhintay AUN BK na Fankii kabaxay Hadaad ila midthy Like saar 24/07/2021

Sh_geyre
Автор

Reer soomaliland Baa heesta iska leh Hada! Waa Gobaladoodui uun 💚💭❤️

shireibrahinali
Автор

Heestan wiil aan is jecleyn baa ii qaadi jiray🥺south africa ayu joogay ana muqdisho waan soo xasuusta inkastoo jaceylki dhamaaday😥😥😥❤

fardowsoibraahim
Автор

😭 waxaan joogaa kismaayo diyaaradihiina waalaxiray xaaskeygana wey iga xanaaqsantahay Yeey siiya laba baal aan caawa boodoo subixiba lajooge🕊🕊🕊🕊🌷🌷🌷

abdirazakmohammed
Автор

Heestan 2016-- ila 18ki wiil maxamud ladhoho o re bosaso aha markasna jermany jogay ba iqadi jiray yar aan isnaqany mudo 2 sanaakadib marqudha ban wayay magaranayo waxa kudhacay hadu nool yahay waxan urajaynaya nolol mida uquruxbadan wllkei😪🤲🤲🤲

nastehoabdirahman
Автор

Cawa oo ay Tahay Tariikhadu Tahay 15/4/2020 xilligii covid 19ka ayaan dhagaysnayah jacaylkaga oo zanag iga aaday ilhay ha ikaa nabad keenoh bbe 😚

hanafariitoh
Автор

2020 yaa dhagaysnyaa from Somaliland like isara inta iga danbyse bk boqorki codka ❤👏

inacumar
Автор

2020 yaa dhagaysanaya oo daawanaya ❓ "adigoo bahal gaadhi ah oo VX ama V8 saaran heestana kuu saaran tahay oo dhex maraya dhul barwaaqo oo wax yar ka hor uu roob ka qaaday dhirtuna wada cagaar tahoo wadada hareeraheeda ku teedsan yihiin, cabaar markaad socotaba ay kaasoo hor baxayaan xoolo dhalay siiba geel dhalay "subxaanak yaa cadiim 🙆‍♂️

jablibaax
Автор

Illaahay ha u naxariisto soran 😥😥😥
Hadaad daawanayso 2023 like saar

cambaawi
Автор

Sooraan ismaacil sugulle Allah yaRaxma 😢🤲

aminoamiisha
Автор

aniga kaligey magalada kampala isniin 15 July 2021 Sacada 23:14 Hbn ciidul adxa ah Corona dartiis qol kaligey kudhagesanaya cidlo waqtigan an kujiro ma ilawidono hada iga danbeyso like iisaar😭😭😭

abdirahmanabdullahi
Автор

Xaajigeeyga oo jeclahay dhabtiisa anoo saaran baa commqtigaan qorayaa❤❤❤ inta isjecel isku waara farxadna ku noolaada, I love ❤❤❤❤ my gacaliyaheegya .
2023, 06.22. Khamiiis waqtiga 18:00 😂😂😂😂 farxad time Alxamdulilah.

hamdiqueen
Автор

24/1/2024 ayaan heestan dhageysan anigoo gacaliyhyga khadka kula hadlaya saacaduna thy 10:00 habeenimo ilhy waxan ka baryin calaf inu igu daro wan ku jclhy ppe mcn ❤❤

bintubarre
Автор

soco bk walaalkeena weyn fariid baad tahay wll somaliland haa nolaa to cadawgaagu ha jabo qofkii jecl mohamed ziciid bk plz like zaar

FATHER
Автор

Codkii soraan baan maqlayaaa🗣👂💔Alleh Hakuu naxariistoh Adeeroh🤲😥

DhooL...
join shbcf.ru