MOHAMED BK | NAF KU RAACDAYBAAN KAA REEBAYA | New Somali Music Video 2020 (OFFICIAL VIDEO )

preview_player
Показать описание
FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY

FOLLOW US ON

TIK TOK: TUSMOFILMS

INSTAGRAME: TUSMOFILMS

SNAPCHAT: TUSMOFILMS

FACEBOOK:TUSMOIFLMS

WHATSAPP:2262460459

COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018

MIDHAHA: ABIIB IMAAN HASSAN

LAXANKA :MAXAMED BK

MUSIC : CABDIRAXIIN AHMED CARAB

CAMERA: CABDIQANI ADDISON
EDITED: CABDIQANITUSMO

PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE

MANAGER: M.ABSHIR
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Bk waa qof wnagzan showgii nimco yasiin wuu jogay kii suldaan seraarna markii danbe wuu yimid💚💪💪💪💪

zumixasan
Автор

Inta daawaynaysa markii uu fanka kabaxay 😥 like 👉❤

naagnool
Автор

Caku jacel ax ax ax aloow adaa noo maqan 😢😢 yuu ku dhacay sidey doo kale like 👍 isaar

saacidmaxamuud
Автор

Heestaan waxaan dhageysanayaa hbnimo arboca Soo galeyso sandku waa 2023 sacdu waa 9:20PM taariiqda waa 31janawari waxaan Gabi ahaanba Soo afjaray caawa xiriirkii aan Soo waday mudo 3sano inta IGA daneyso waxaan leyhy hbnka ha idiin wacnaado 🙏🥲🥺

maankamaanka-zljl
Автор

Saan u sugaye waan dalay yaa ila mid ah☝️ tusmo film Thanks 🥰

zamiijmohamed
Автор

Hadaa heestaan kaheshay sideyda ookle like

xafsaxusein
Автор

Anoo Daawanayaa Ayaan Hadana Commentiga Akhrinayaa iNta iLa Mid ka ah Like DHac Kuzii wll❣🌍

abokorbigays
Автор

Maanta waa dhamaadka 5 and half years relationship, sikastoon xal uraadiyay qof aan diyaar kuu aheyn ileen hadal magalo. Nafta qaraarka waan bari insha Allah waxaan rajeynayaa maalintaan maalinteeda kale anigoo xaalkaan ku ka wanaagsan kujiro inaan kusoo laabto meeshaan....
Tue-29-10-2024...

sadegalayax
Автор

Aingo Raxmy rer inan dhisniyo
Reys iyo nimciyo kula radiyo💔
Raran iyo kuleyl ku maray 💔
Rafad raxmo aad heshide 💔

amiindeeqsi
Автор

28 november 2022 habeen talado aH 19:47PM qalbigu saaid ixnuunayo anan ogeyn nolosheyda side tahy ayunba hestan arkeyy mize ane igu socota wan ilmeynaya 💔😭

Queen_-rg
Автор

heestan 2021 anoo shukansi barada ayn waxaan udiray wiil aan wada socnay hdna heesta micneheeda ma aqoon hooyadey baan inta ola tagay baan wxan dhahay hooyo heestan micneheeda iisheg jcyl miyaa mise waa ku daadis markaas wexey tiri heestan waxaa lo dira qof kaa tagay oo aad rajenetso in uu kusoo laabto ani yaaab qosolkii baa iga dhamaday allow hooyadey mcn iidaa aaamin yaaa rabi💖

MaxamedIbraahin-swzg
Автор

Naf Ku racdayban Ka rebaya qof jacayl halelay uun Aya darrmi Kara😢🤦

najaxjama
Автор

Fanan ajaniba ma aqan inuu amrican yahaye inkle o ninka naga ha ladhahajera sey dumarku ujacalyihiin marka somalina bk ba no ah SAS alle kujcliye bk inolow inbadan amiin

indhadro
Автор

Naf ku raacaday ban kaareebay🙌🏾the legend BK😍

aiys
Автор

Heestan qofku jacayl ku dhacay uunbaa garan😥

Boqorkatiktok
Автор

Bk waxba lagama qaban karo kuwa tageerow like ku boba.

maslalitube
Автор

Hees mahee waa dareenkenii oo hadlaya💔.2023 ayaan soo booqday intii iga danbaysa iska daaya caashaqa waa iga talo🙏💔

Wuxuu alle☝️ kuu qoray sina laguma wayee

aadandeero
Автор

Ahmed Weli Ibrahim Furinle Heestan Music Loogu Talagalay Oo Ereyededa Qayb Ku Dhawaqaysu Saaray✌️😮

BORHOUM
Автор

Naf ku raacday baan kaa reebayaa kala raysanaa isa soorogtan
Rabi baan wanaag ka rajeynayaa

the best Song 🥰🙏🏽🎹

richhome
Автор

waaaw l like bk, I'am from Djibouti

nina-qrne
welcome to shbcf.ru