UGBAAD ARAGSAN - MAANTA SAW KUMA HAYSTO - OFFICIAL VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
Ugbaad Aragsan
Heesta: Maanta Saw Kuma Haysto
Ereyadii: Abdirahman Qoslaye
Laxankii: Hodan Abdirahman
Music: Cadceed
Camera: Idiris Dabcasar, Yonez Crown & Nuux Dayiib
Editing: Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Production
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

adoo     hiil    iyo   hooba
hareertayda   la taagan
sidee baan hagar daamo
kuugu quudhi   hantaaqo

adigaan  i     hanqaarin
adigaan    hadal  taagan
aan  habeen  igu  tuurin
ii    hibeesay naftaadee

kooras

hankaygaad nabnabtaaye
sidaad    iigu    hanbaysay
Ana  huuno  ku dhaartay
hadhaagayga     aduunka
hortaadoon ku dhamaysto

q2aad
hadaan loo mudan hawlo
ma jiraan wax hagaagee
waxan    soo   hamiyaaba
maanta saw kuma haysto

markii aad hakran wayday
hanateed    la  dadaashay
saw    hedaydu  hedaada
Dhabtii may hambalyaynin

WaqalmusicProduction
Автор

Heesuhu waxay ka hadlayaan Dhaawaca qalbiga😢😢Quraankuna wuxuu ka hadlayaa daawada qalbiga❤️

muniirhindi
Автор

Soomaali baa nahy sinjibaan wadaagnaa
Suulka hayga xasdin♥️♥️♥️aan ku salino xabibkena muxamad ﷺ scw😘🤲

Siciidbashaash
Автор

Imisa jecel inay rasuuulka scw ku daydaan wixi diinta reebtayna ka haraan wexay Amartyana fuliyaan

akramakak
Автор

Wax la dhageysta waxa ugu wanagsan hadalka Alle Ku saliya Nabi maxammed scw Malin jimco

mukhtarali
Автор

Qofkii iga danbeeya ee heestan daawado like hay saaro🥰

munashabele
Автор

Come back boqorada codka
Her voice 😍 ugbaad maxamed cabdi argsan
Yaa il taageera oo jecel ismuujiya ✌❤❤🔥🤤

ismaaciilcaaqil
Автор

Waw boqorada quruxda boqorada codka noolaw ubaxaa iikaa saaraan sareedo iigu noolaw ugbaad aragsan my fanaanadayda 🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺💞❣️💞🌸🌸🌸

abwaantalasameabwaantalasa
Автор

Muftaax cadceed iigeeya muxuu samaynayaa afka laguusaar muxuu garacayaa team waqal salan sare

abdikaremjanaalle
Автор

Mashlllh walaal mcn Alle waxuu ku siiyay qurux Iyo cod mcn laakin hooyo ayaad tahay ee is astur

faysasiciid
Автор

Haraageyga Adduunka
Hortaadaan ku dhammeysan

Wooow Ugbaad waa naga waashay.

ahmedjaangoan
Автор

mashallah mowjadii farxada hargayssay inasoo gaadhsiisay thanks !!! ilahaay cadowgaaga ha jabiyo oo ishooda haku garabmarsho !!!from saylac somaliland 👮🏼❤

qwertyaserty
Автор

Laaxnka hodan abdirahman wax kale weye 🩸❤👸

sawdaladan
Автор

Ya iga horeya tem ugbaad aragsan 2023 hes Sweet

maxamedxamuud
Автор

Hodan abdirahman walee laxan waa looga haray ❤❤❤

mohamedgacal
Автор

Hodon abdirahman laxnka markaan kuarkay aanba iska qancay

Guuleeyso marwo hodon 💪💪
❤️

xamiimofficial
Автор

Abobaay woof calayk 🥳UGBAAD MOHAMED aragsan🔥❤🙈 ayyy waxn hees way dhaftay 🎤🎶
Ereyada 100%
Laxanka ayy hodan abdirahman 🔥🥳
Music cadceed on the beat father of musicians 😍🥰👏👏KHADAR WAQAL 👏👏📽🎥

akmiishargsan
Автор

Somali rag Kuma noola myaa dhamaca ka shidan qoftan...

barrewarsame
Автор

Waqal studio and ugbaad aragsan another level❤

maxameddalmar
Автор

Sowtka waay no badalati ugbaad manta . The next sowta raxma after Yurub Genyo .
Cadceed ninka musiga kahadal sina 100%

hannifomar
welcome to shbcf.ru