filmov
tv
Sidee ku timid guusha Donald Trump? | Qubanaha VOA

Показать описание
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Trump oo mar kale loo doortay madaxweyne, Sidee looga falciyey guusha Donald Trump?, Aragtida shacabka Soomaaliya ee guusha Trump, Sidee ku timid guusha Trump ee doorashada? iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
00:46 Trump oo mar kale loo doortay madaxweyne
03:05 Sidee looga falciyey guusha Donald Trump?
08:56 Aragtida shacabka Soomaaliya ee guusha Trump
13:06 Aragtida shacabka Nairobi ee guusha Trump
15:51 Sidee ku timid guusha Trump ee doorashada?
26:25 Soomaali guulo ka gaaray doorashada USA
Mar walba nagu xirnow
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Комментарии