MAXAMED MAAME FT MALYUUN MAANKA - ITAHAY - OFFICIAL VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
Maxamed Maame Ft Malyuun Maanka
itahay
Erayadii: Baashe Bogeeye
Laxankii: Abdikarim Ali Shaah
Music: Ayuub Haruun
Camera: Idiris Dabcasar & Yonez Crown
Editing: Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Production
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭

Siciidbashaash
Автор

Wax la dhageysta waxa ugu wanagsan Qur'anka 💯💯

mukhtarali
Автор

Heesh waxa kamcan qoraka alle ya igu racsan✌❤

apdilahiinashire
Автор

Walaal Haa Dhafiin Adoon Kusaliin Nabigeena Maxammed 🥰 Scw 🥰 Scw 🥰💯

mkhtrcali
Автор

Magaca Allah hadaad aragto love saar❤️

cabdiraxmaanmaxamed
Автор

Inta quranka jaceyl like isaar walal 🙏❤️

zathaamdeck
Автор

Abdikariin Ali Shaah laxanka Kaliya malahan dheeshana asaga leh dabcan
Hadii aad igu racsantahay like saar😅

saidmohamed
Автор

Horta inantani maryaha dahabiga wayba jeceshahy wyna ku qurux bdn thy mnsha allah ❤✌

rayannaelmi
Автор

Hargeysa Waa Hooyigii Fanka Iyo Quruxda❤💯🎹 WAQALKA

aymankasaanostudio
Автор

Heestan wxn marwalpa u qaadaa inankayga curadka ii ah ❤❤ run ahaantii qof kle kumasoo baxayso lkn hoyadey haday noolaan lahayd yada oo kliya kusoo bixi lahayd nasiib daro iima noola😢😢

halimasacdiya
Автор

Goat Melody abdi kariim ali shaah 🐐 amazing song 🎵 good luck hit song 🎵 Lyrics fantastic fire 💯 🔥

Waqalka duula goat Editing 🔥💯📸🎥🎞 artist year mame iyo malyuun manka
Full respect 🙏 waqalka another level 💯 song 🎵 🔥 Intaa ka heesya like 👍 saar music 🎶 goat 🐐 ayub haruun waxbo lagaama qabo karo 🎻🎹🎼💯🎸🔥💯

keeyowcadeofficial
Автор

Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥

aktarsharmaarkeofficial
Автор

Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

boojadheere
Автор

Hadad aragto saliga nabiga scw scw scw❤ ku salle 🙏

nasteexman
Автор

A.A.SHah Father of Melody 🎶 Asa Macaneyay Heeska

Kafi_adde
Автор

Mahamed maame legend waa fanan da yar oo soo baxaya mash alh inta jecel ismuujiya

bossbile
Автор

Hestan laxankeda waa waxkle legend abdikarin ali shaax 🙏👌

cabdulaahifaroole
Автор

Abdikariin ali shaah fananbuu soo saaray ❤legend❤

khalidsicid
Автор

Waaw Cajiib Best Song 🎵 2023 Iitahay iitahay Waaw Maame and Malyuun Inaad Naga Waashaan baad Rabtaa 🎶 Another level 💯 👌

aarkamudugofficial
Автор

Another level 💯 👌 👏 🙌 😌 💪 💯 mame and manka

mohamedaliali