JavaScript - WAA MAXAY DOM? FULL COURSE - Somali Advanced Tutorial Part 16

preview_player
Показать описание

Waa qaybtii lix iyo tobanaad oon ka sameeyo luuqada loo yaqaano JAVASCRIPT oo ah luuqad loo isticmaalo front-end iyo back-end markay noqoto web development. Qaybtaan waxaan kusoo dhameystirnay DOM waxa loo yaqaano oo micnaheedu yahay Document Object Model.

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Nice lessons, I will take in this semester insha Allah

ismailmohamudhasan
Автор

Very interesting lecture eng Duraan aad baad umahadsantahay

msa_
Автор

Aad iyo aad ayaad macalin Duraan u mahadsantahay, this will help a lot. I was wondering if you can make a video about Vue.js since alot of ppl are switching to that framerwork???

abdillahihussein
Автор

Daqiiqada 05:46 Asc ustaad website ka yar ee aad samaysay qaabka aad u samaysay muuqaal ka soo samee

Somalivocal
Автор

Asc wll Duraan waxaan ka codsan hayaa advanced javaScript hal project oo yar inaad ka samayso MHDSND

norbaribari
Автор

ustaad waaa maxay faaidada casharkaaan haddii codeka aan qoraayo uusan permanent ahayn ???

ibnualsomalcumar
Автор

ustad suaal ayaan wataa
java script muhiim myaa sida aan oo samiyo website
haddii aan HTML IYL CSS iyo PYTHON brto enough mya sidaa aan wesite ko samiyo

ibnualsomalcumar
Автор

Dom transversing ustaad yara faahfaahi.

mohamedabdillahi
Автор

document.InnerText=count

Which part of the above statement is a variable?

Count or document.InnerText

UrCristiano-xv
Автор

asc mclin, dom wxd i lawday sida waxa loo save grareeyo dom ka ....

subairmohamed
Автор

Dom muxuu qabtaa hadiii uudan parmenant aheyn bal iso jawaab

abdirahmanaden
Автор

Ustaad waxaan u baahana events JavaScript

engdhubow