AWALE ADAN 2016 HUBQAAD OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

preview_player
Показать описание
ERAYADII: AWALE ADAN
LAXANKII: AWALE ADAN
CODKII: AWALE ADAN
MUSIC BY: ARIDO
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA

follow her FANPAGE on

Copy Right Liibaan Jama
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Kadib markaan dhageystay qisadii heeskan boqorkii codka iyo fanka Awale adan 🙌 salute 🫡

abshirhabiib
Автор

intii timid markay soo dhagaysteen qasadii heestaan like saara🔥😂

Cabdulaahi_
Автор

Heesta taariqdeeda intii hoso kaso dhageysaty like farta taag

M.khaliij.
Автор

From tik tok hestan qisadeda inta soo dhageysatey kadip soo orodey😂❤
Tolow hibaaq tii loo qaadey mala qabaa😂one love reer commenti ❤

Ismailderow
Автор

Manta oy Taariikhtu thy
20/08/2024 fankii ayuu ka fadhiistay cawaale Aadan ❤

MaxamedAbdulahi-retl
Автор

Heestan qisadeda cwa so dhagystay waa igu socotaa ❤

aliyoz
Автор

Qisadaa dib nogu soo celisay. Fanku waxa uu ku wacan yahay qisaskiisa. Sababta marka la raaciyo. Fanka adunka sida Hollywood&Bellwood waxay leeyihiin departmentiyo ❤❤ maryan iyo hooyadeed iyo reer otowa waan salamayaa from hargaysa ila mahdiya musician Ariido.liban jamac dhaman iyo c.casri ciyaalki hore u yaqaanay mise haweenka 😂😂😂

suldaancaydaruus
Автор

Heestan Yaa dhageysanaya Legend Awaale marku ka Fariistey Fankii alla mxuu fanan ahaa🐐👍

Ahmett_Updalla
Автор

Inta imatay 2024 kadib markey sodhegeysten qisada heestan🫡

hodanabdi
Автор

Heelooy heloy
Heelooy heloy heli heli waa
Inanyahay hubqaadkaada ka helay
Inanyahay haankaagaan ubagay

Dhaqankii hiddahii baad heesataa
Hooyadaan macaan kugu soo habtayee

Maryanee hanaankaagaa ubogay
Maryanee hubqaadkaaga ka helay

Wiil haybad lahoow kugu haboon
Habka iyo dhaqanka iyo hiliilka wacan
Aroos kuu habeeyo hooy kuu camiray
Allaylahee waad hantiday

Annaguna docadu hoob ku niri
hooygaaga saylac hakaaga dhigo
Geed carac qaboo leh Aamiin
Hoskiiska lagu dago Aamin
Hooygaagu kuu noqay aamiin
Anaguna docada hoobaan ku niri

Heelooy heloy heli heli waa

Halkaan aanu joogno Ilaa qandala/carmo
inanyahahay halmbaylo baa kaaga timit

Halkaan aanu joogno Ilaa ceel buur
inanyahahay hambalyaa kaaga timid

Dhaqankii hiddahii baad heesataa
Hooyadaa macaan kugu soo habtayee

Quraxay hibaaqay ubax hiree
Arooskaadani waa la isku helay
Habaryaray iyo eedo intii aadan hurin
Inanyahay hortaada tubanyihiin
Hablo quraxsanoo labis heersaro
Inanyahay aday kuu heelanyihiin

Maryanee hanaankaaga ubogay
Maryanee hubqaadkaaga ka helay

Wiil haybad lahoow kugu haboon
Habka iyo dhaqanka iyo hilidka wacan
Aroos kuu habeeyo hooy kuu camiray
Allaylahee waad hantiday

Heelooy heloy heli heli waa

Halkaan aanu joogno Ilaa qandala/carmo
inanyahahay halmbaylo baa kaaga timit

Halkaan aanu joogno Ilaa ceel buur
inanyahahay hambalyo baa kaaga timit

Dhaqankii hidahii baa heesataa
Hooyadaa macaan kugu soo habtay

whydoyoufearthetruth
Автор

Tarikhda heetan marka so dhageystey alle hku barakeyo boqorka codka awale adan ana igu duceya inu arooskayga iga heeso iga danbeysa plz watch😭💞

SmilingBassetHound-vlzi
Автор

Dadka tarikhda hestan markay soo dhagaysteen soo wada yaaceen ❤😂

Munazar
Автор

2 days Iyo heestan heesaha ujeclahay layaab ayey ledahay heeskan wlhi 2024 inta si niyada udawaneysa😂❤

caashaabdirahmaan
Автор

23 8 2024 Qofkii arka comment gaygaa dar daaran uga tagayaa wll wakhtigu wuu is guraya bari arkayna 2030 inagoo joogna markaa qof kaste wakhtiga haka faaidaysto 👋😍
1:25 pm

Mascuudxasan
Автор

From tiktok gaar ahaan qisadiisa markuu iiga sheekeye heesta waaba i cajabise😅

shaafimohamed.
Автор

Runtii Heezkan Markaan Maqlo Waxan Ģalaa Jawi Dareen Leh Qof Walba Muztaqbal Ayuu Leyahay Qof Walba Hadaf Kiiza Allah Haw Rumeeyo Inzha Allah Ana Waxaan Tabayo In Allah Ii Rumeey Iigu Zo Duceeya!!💫💞💫

mubaarikdhago
Автор

Hestan markan ogaday qisadeda ayan kuceshtay😊😊😊

NimcoDheeman-wz
Автор

Intii timid Markey soo dhageysatey qisada heetsan like saar 😅

Khadarupd
Автор

After I listened the story behind this song I conclude that cawale is the one of the best somali singer for now and forever ❤️ # legend never die ❤️

haredsalah
Автор

Heestanba hadi wax kayar labo maalin uu cawaale ku diyaariye waka haray boqorka fanka awaale adan ❤🫡

tgrlucky