AWALE ADAN IYO HANI UK 2016 GUUR OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

preview_player
Показать описание
ERAYADII: MOWLIID XASSAN CURJIN
LAXANKII: AWALE ADAN
CODADKII: AWALE ADAN IYO HANI UK
MUSIC BY: A/A NAAJI
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA

Copy Right STUDIO LIIBAAN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

2024 ❤🤑 Asxabta Qofkii daawanayow Like isaaar.✌️

Mustaqbal-Tv
Автор

Jiilka 10 years iga dambeyow like usara awowgiin 😂
The one and only Awale 🔥

ahmednuurhonest
Автор

MACNAHA EREYO SUUGAANEEDKA HEESTA KU JIRA (ka faa iidayso)

1) Gal xareeda = meel biyuhu fadhiistaan
2) gayiga maasheeyay = arlada oo dhan ku da ay
3) geenyo shaaximan = faraska dhedig oo qalabkii lagu fuuli lahaa u dhamaystiran yahay
4) geedahoo magoolay = dhirta oo caleemihii usoo baxeen xiliga roobka
5) manka = ubax kadulbaxa geedka qudhaca
6) gambooley = dumarka, gaar ahaan marada dumarku madaxa ku xidhaan
7) gorgorshaa = awrka hayinka ah, ama la baray sida uu rarka u qaadi lahaa
8) gacal = xidid/ labada reer ee gabadh kala guursada
9) hadhac= geed hadh wayn leh
10) gubtaanyo = nooc geedaha kamida oo hadii uu ku taabto xanuun ah ama ku gubaya
11) gibil = harag xoolaad oo aqal soomaaliga korka laga saaro si uu roobku usoo galin. 12) gaawaha= hadhuubka geela lagu maalo.

mustafaige
Автор

Heestan waa hees qaran runti marwalba wan dawada ila 2019 wixi ila mid ah like isare

nassererictube
Автор

2020 inta aroos rabta in ay dhigTaan alle ha UsahLo 🎤🎶💓

gabarbarichannel
Автор

Heestani Hees way dhaaftee waa heeso
hadaaD iminka daawanyso like ii saaR oo aad ila mid tahay

hanadqays
Автор

Look at how our Djibouti brothers love and are proud of the Somali National Flag..
Somalia Hanolato and All Somalis wo love Horumaka wadankeena Amin.

daalnuurshe
Автор

warya is somalia samalia is warya i love somalia peopel my friends and my brothers i love warya peopel from eritrea

peterfshaye
Автор

Gamboolayda adaa igu jeceliyo hablaha❤❤❤ geyigeena❤❤❤
Gor gorshaa baa iitihiyo gaari xoog badane waw ❤❤❤❤❤25/2/2020 qofkii iga dambeeyo
Lacag kaama rabee like igu sadaqayso wll mcn🤣🤣🤣

adowadnaan
Автор

From Germany i don't understand any word cool song i like it somali people love you

tonikroos
Автор

Guys please respect fanaaniinteena because they representing our beautiful culture so at least stop talking qabiil and just be proud to be Love guys

abdulelsomali
Автор

Just look at our Somali girls manshallah ❤❤😍 I love my Somali girls

abdulnuur
Автор

cawaale aadan waa fanaanka ugu qatarsan waxa afka somalia ku hesa gaar ahan fanaaninta xiligiisa ah iyo kuwii ka horeyyba runtii laxmadiisa aad ayy u fadhiyaan jilista muuqaladana aad bu ugu horeeyaa , waan ka gatay heeskan cawale aadan .

abdiqaniosman
Автор

I am from Moroco, I like Somali Music .good lyrics

adenmohamedhudle
Автор

Heestaan shalay waxay maraysay dawwashadeedu 3.8m maantana waa 4m hal habeen keliyaa waxaa dawwatay 200k caadi maaha like hadaad daawanayso 2018

hassanpk
Автор

Into daawanaysa 2020like dhacigu Sii❤❤❤❤

bisharomohamed
Автор

I'm Algerian and I LOVE Djbouti songs ... Bravo !

wahidziadi
Автор

I don't understand nothing Somali but, I love so much somali guys and they have so beautiful music 👌👌👌

hammesiraje
Автор

Kaalay gacaloww❤️
Future husband hadaa imaqlyso hasoo daahin waliba adoon 100geela wadina kadinka ha imaan, 😂
Yaa ila daawanaya 2021

umal
Автор

ERAYADII: MOWLIID XASSAN CURJIN
LAXANKII: AWALE ADAN
CODADKII: AWALE ADAN IYO HANI UK
MUSIC BY: A/A NAAJI
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA


Copy Right STUDIO LIIBAAN

SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi